Tuesday, June 2, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Wararka ka imanaya gobolka Bari ee Puntland ayaa sheegaya in firxadka kooxda Daacish ee ku dhuumaaleysanaya buuraha Calmiskaad ay gabbaad ka dhigteen xaasaskooda iyo carruurtooda oo ku sugan godadka kuyaalla halka loo yaqaan Maraagane oo ku dhex yaalla Togga Baallade. Afhayeenka howlgalka Hillaac, Gen. Maxamed Axmed Faadhigo, ayaa u sheegay...
Israa'iil ayaa duqeyn culus ka fulisay caasimadda Yemen ee Sanca, sida ay xaqiijiyeen saraakiil Israa’iiliyiin iyo Yemeni ah, weeraradan cusub ayaa colaada kusii fidinaya gobolka xilli dagaalka Gasa uu weli socdo. Weerarradan ayaa yimid kadib markii kooxda Xuutiyiintu ay hore u sheegtay in ay gantaallo ku garaacday Israa’iil si ay...
Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta si rasmi aj u shaacisay natiijada Imtixaanka Shahaadiga Dugsiyada sare ee dalka ee sanad dugsiyeedka 2024-2025. Wasaaradda ayaa ku dhawaaqday in Imtixaanka sanad dugsiyeedka 2024-2025  iney u fariist3en Arday gaareysay 38,471, islamarkaana Ardayda baastay oo gudubtay ay gaarayaan...
Ciidanka Booliiska dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho kusoo bandhigay konteenaro ay ka buuxeen waxyaabaha maanka dooriya oo laamaha amaanka dowladda ku qabteen Dekadda weyn ee magaalada Muqdisho. Maan dooriyahaan ciidamadu ku qabteen Dekada weyn ee Muqdisho ayaa ah mid si weyn mudooyinkii dambe ugu soo kordhaayay isticmaalkiisa dhallinyarada...
Kani Torun, oo ah diblumaasi iyo safiirkii hore ee Turkiga u fadhiyay Soomaaliya, ayaa sheegay in aysan jirin wax qodob ah oo sharci ahaan lagu aqoonsan karo Somaliland, oo qayb ka ahayd Soomaaliya ka hor intaanay ku dhawaaqin gooni-isu-taaggeeda sannadkii 1991. Torun ayaa ku dooday in waxa keliya ee Somaliland...
Xarunta Qaahira ee Nabadda, Halganka iyo Tababarka (CCCPA) ayaa ku dhawaaqday inay soo gabagabeysay tababar markii ugu horreysay loo qabtay cutubyo kamid ah ciidamada Masar oo ku biiraya howlgalka cusub ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM). Tababarkan oo si wadajir ah u qabanqaabiyeen CCCPA iyo Wasaaradda Gaashaandhigga Masar, ayaa waxaa...
Baarlamaanka maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya ayaa guddoomiye u doortay Dr. Aadan Cabdullaahi Aw-xasan, kaddib markii uu ku guuleystay codad gaaraya 53, halka musharraxii la tartamayay Cabdiqafar Maxamuud Maxamed (Dheeliye) uu helay 29 cod. Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Hassan Sheekh Maxamuud, ayaa hambalyo u diray guddoomiyaha cusub, isaga oo sheegay in...
Hantidhowraha Guud ee Qaranka Soomaaliya, Axmed Ciise Guutaale, ayaa soo bandhigay warbixin dhameystiran oo laga diyaariyay baaritaanno xagga maaliyadda ah oo lagu sameeyay qaar ka mid ah hay’adaha dowladda iyo mashaariicda lala xiriirinayo ururo caalami ah. Axmed Ciise Guutaale ayaa soo bandhigay in Maxkamadaha dalka ay diideen in la baaro,...
Saakay magaalada Laascaanood waxaa ka socota  doorashada guddoomiyaha Baarlamaanka maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya iyo ku-xigeennadiisa. Guddiga Doorashada ayaa sheegay in ay xilkaan isu soo taageen shan musharrax, kuwaas oo labo kamid ah u tartamayaan guddoomiyaha, halka saddex kalena ay ku loolamayaan kuraasta ku-xigeennada. Doorashadan ayaa ah mid si weyn indhaha loogu...
Wasiirka Difaaca ee Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa si adag u weeraray qaar ka mid ah siyaasiyiinta mucaaradka ah ee dalka, isaga oo uga digay in aysan isku dayin inay ku kacaan abaabul ciidan ama hubeysan. Hadalkan ayaa yimid xilli ay taagan tahay xaalad siyaasadeed oo cakiran, kadib markii wada-hadallo...