Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo madaxweynaha dalka Eritrea ,Isaias Afwerki ayaa goor dhow gaaray magaalada Gondar ee gobolka Baxar-daar.
Markii ay gaareen garoonka diyaaradaha magaalada Gondar , waxaa soo dhaweeyay ra'iisul wasaaraha dalka Itoobiya, Abiy Axmed iyo mas'uuliyiin sare oo ka tirsan dowladda federaalka Itoobiya.
Saddexda hoggaamiye ayaa qaadan doona...
Qaraxan oo ahaa mid xoogan ayaa goor dhaw ka dhacay agagaarka xarunta danbi-baarista CID-da ee KM4 magaalada Muqdisho.
Warar kala duwan ayaa ka soo baxay qaraxan oo dhawaqiisa siweyn looga maqlay inta badan caasimada, iyadoo wararka qaar sheegayaan in uu yahay weerar is miidaamin ah.
Warar Hadda Nasoo Gaarey Ayaa Sheegaya...
Dowladda Turkiga oo haatan tababar iyo qalabeyn ku sameysa Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa ballan qaaday dib-u-dhiska, tababarka, tayeynta iyo qalabaynta Ciidamada Badda si dowladda ay awood buuxda ugu yeelato difaaca xeebaha dalka oo idil, loogana hor-tago burcad badeeda iyo kalluumeysiga sharci darrada ah.
Wasiirka Difaaca Turkiga Hulusi Akar oo...
War Deg Deg ah Labo Qarax oo Lala Kala Beegsadey CID iyo Hotell Saxafi Goor Dhaw Magaalada Muqdisho.
War Hadda Na Soo Gaarey ayaa Sheega in Laba Qarax Lala Kala Beegsadey Xarunta Danbi Baarista CID iyo Hotel Saxafi iyadoon Qasaaraha Wali La ogeyn Hase Yeeshee Xildhibaano Degen Hoteelka oo Aan La Xiriirney Waxa Ay Noo Sheegeen in Xaaladoodu Wanaagsantahey oo ay Fiicaan yihiin kuna Jiraan Qolalkooda.
Lama Oga...
Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa sheegay in goor dhaw Shariif Xassan Sheekh Aadan uu halkaa kaga dhawaaqay in uu iska casilay xilkii madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed.
Sidoo kale Shariif Xassan ayaa sheegay in uu ka tanaasulay musharaxnimadii madaxweyne ee maamulka, taasoo meesha ka saareysa...
Qaramada Midoobay ayaa ugu baaqday qeybaha kala duwan ee siyaasada Koofurgalbeed in ay xaqiijiyaan sidii loogu qaban lahaa doorashada iyadoo la raacayo shuruucda lagu heshiiyay,sida ku cad warsaxaafadeed uu baahisay xafiiska howlgalka Kaalmeynta Qaramada Midoobay ee UNSOM.
"Iyadoo doorashadan ay tahay tii ugu horeysay doorashooyin taxane ah oo lagu qabanayo...
Madaxweynaha Puntland ,Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa kulan la qaatay saraakiil ka socota xafiiska UNODS iyo diblamaasiyiin shisheeye oo ka socda dalal badan oo wadashaqayn dhaw laleh Puntland.
Saraakiishan oo ay hoggaaminaysey Francesea Caonero oo ka tirsan hay'adda UNODC ayaa waxa ay kala ahaayeen diblamaasiyiin ka socda dalalka Netherland, Italy,...
Guddida culimadda ee wanaagfarista iyo xumaan reebista Somaliland ayaa khilaaf soo kala dhexgallay, haseyeeshee ilaa hada aanay jirin cid arrintooda xaliso.
Golaha Guurtidda Somaliland ayaa soo jeediyey in ay ka doodaan oo xaliyaan khilaafka ka jira guddida culmada ah ee Wanaag farista, haseyeeshee gudoomiyaha golaha Guurtida ayaa sheegay in khilaafka...
Wefti Balaadhan oo uu hogaaminayo Wasiirka Arimaha Gudaha ayaa soo gaadhey magaalada Laascaanood xarunta gobolka Sool, si ay qayb uga noqdaan dadaalka lagu joojinayo colaad ka taagan koonfurta degmada Laascaanood.
Weftigan oo si weyn loogu soo dhoweeyey magaalada ayaa waxay sheegeen in muhiimada ay u socdaan ay tahay sidii wax...
Xildhibaano Ka Tirsan Maamulka Koofur Galbeed oo Bilaabey in ay Dib ugu Laabtaan Magaalada Baydhabo.
Saacadihii ugu danbeeyay garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho waxaa ka dhoofay tiro xildhibaanno ah oo ka tirsan maamulka Koonfur Galbeed kuwaa oo ku sii jeeda magaalada Beydhabo ee xarunta gobolka Baay.
Dib u laabashada xildhibaannada ayaa timid markii uu soo ifbaxay khilaafka ka dhashay habsami u socodka jawadalka doorasho ee maamulka...


















