War Saxaafadeed Kasoo Baxey Golaha Iskaashiga Dawlad Goboleedyada oo Lagu Taageeray Mooshinka Laga Keenay M/weyne Farmaajo.

0
525
War Saxaafadeed kasoo baxay golaha iskaashiga dowlad goboleedyada ayaa lagu taageeray mooshin ay mudaneyaal ka tirsan baarlamanka dalka ka gudbiyeen madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Mudane Max’ed C/laahi Farmaajo, kaasoo uu qabtay gudoomiyaha Baarlamanka.
Halkan hoose ka aqriso war-saxaafadeed kasoo baxay golaha: