Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya, Xasan Cali Khayre oo ka hadlay weerar galinkii dambe ee Jimcihii ka dhacay Muqdisho oo ay dad badan ku dhinteen ayaa hay'adaha ammaanka faray in la xoojiyo amniga.
Ra'iisul wasaare Khayre , ayaa inta ku daray hay'adaha ammaanka in looga baahantahay dardargelinta fulinta qorshaha amniga caasimadda ee...
Madaxweyne Muuse Biixi ayaa maanta isku shaandheyn kooban ku sameeyey golihiisa wasiiradda, waxaanu xilkii ka qaaday wasiirkii Maaliyada Yuusuf Maxamed, halka wasiirkii arrimaha dibada Sacad Cali Shire u magacaabay wasaarada maaliyadda.
Madaxweyne Muuse Biixi ayaa maanta isku shaandheyn kooban ku sameeyey golihiisa wasiiradda, waxaanu xilkii ka qaaday wasiirkii Maaliyada Yuusuf...
Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay,Antonio Gutters ayaa si adag u cambaareeyay weerarkii qaraxyada ahaa ee galinkii dambe ee Jimcihii shalay ka dhacay magaalada Muqdisho.
War saxaafadeed uu baahiyay xafiiska xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay ayaa looga tacsiyeeyay shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed waxyeeladii ka dhalatay qaraxa,waxaana lagu xaqiijiyay qoraalka in weerarka...
Magaalada Gondar ee dalka Itoobiya waxaa wali ku shir ku leh hoggaamiyayaasha saddexda dal ee Soomaaliya, Itoobiya iyo Eritrea.
Maanta ayaa lagu wadaa in ugu danbeyntii war-murtiyeed laga soo saaray kulanka saddexda hoggaamiye oo ka wada hadlaya sidii loo sii dhameystiri lahaa heshiiskii saddex geesoodka ahaa bishii September lagu gaaray...
Waxaa caadi ku soo laabtay oo saakay dadka iyo gaadiidkuba isticmaaliyaan waddada hormarta hotelka Saxafi oo maalintii shalay ay ka dhaceen qaraxyo is xig xigay oo galaaftay nolasha dadka ka badan 50 ruux Halka Dhaawacuna kor u sii Dhaafayo 100 Qof.
Ciidamada amaanka iyo hay’addaha caafimaadka ayaa tan iyo shalay...
Nin asalkiisu yahay Soomaali dhinaca kalana la aaminsan yahay in uu ka tirsan yahay Ururka Daacish ayaa lagu waramayaa in uu geystay weerar mindi loo adeegsaday oo ka dhacay magaalada Melporn ee dalkaasi Australia.
Saraakiisha amniga ayaa ninkan weerarka geystay magaciisa ku sheegay Xassan Khalifa Shire oo 30 sano jir...
Dayaaradda Ethiopian Airlines oo maanta Jimco ah duullimeedkeedii ugu horeysay ka bilaawday muddo ka badan 40 sano kaddib magaalada Muqdisho ayaa waxaa la socday ilaa 50 qof oo rakaab ah.
Dayaaraddan oo nooceedu ahaa Boeign 737 ayaa la sheegay in dullimaadkeedii Addis Ababa- Muqdisho ku sameysay wax ka yar laba...
Warar Dheeraad ah Ayaa Kasoo Baxaya Qaraxyada Galabta ka Dhacey Hottel Saxafi ayaa waxaa Lagu Soo Waramayaa in ay Ku Dhinteen Dad Gaaraya 23 Qof Halka 45 Kale Ku Dhaawacmeen Iyadoo Lagu Soo Waramayo In Maamulihii Hottelka Saxafi Allaha u Naxariistee Wiilkii uu Dhalay C/rashiid Ilqayte kaas oo Aabihiis...
Xadka U Dhaxeeya Deegaanka Oromada iyo Soomaalida oo Laga Helay Xabaal Wadareed Dad Badan Ku jiraan.
Saraakiisha Booliiska dalka Itoobiya ayaa sheegay in ay ka heleen xabaalo wadareed ay ku aasan yihiin illaa labo boqol oo ruux meel ku dhow xadka Soomaalida Ethiopia iyo Oromia.
Waxaa hadda soconaya baaritaan la xiriira xabaale wadareedka la helay iyadoo Boqolaal kun oo ruux ay ku barakaceen sanadkii hore rabshado...


















