Friday, August 21, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Sanatarada dalka Mareykanka ayaa waxay sheegeen in imika in ka badan sidii hore ay u rumaysan yihiin in dhaxalsugaha Sacuudiga Maxamed Bunu Salmaan uu door ku lahaa dilkii wariye Jamal Khashoggi. Sanatarada ayaa hadalkan sheegay ka dib markii ay kulan gaar ah la yeesheen saraakiisha laanta sirdoonka Mareykanka ee CIA. Weerar...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee xukuumadda federaalka Soomaaliya,Axmed Ciise Cawad  ayaa kaga guddoomay xafiiskiisa Wasaaradda nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjiranimo Mehmet Yilmaz, Danjiraha idman ee Jamhuuriyadda Turkiga u qaabilsan Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Wasiirka Cawad, ayaa u rajeeyay Safiirka inuu ku guuleysto howsha loo igmaday, boggaadiyayna xiriirka...
Qarax gaarigiisa loogu soo xiray ayaa ka Dhacey Muqdisho Qaraxa ayaa lagu dhaawacay wariye Ismaaciil Sheekh Khaliif oo ka mid ah mas'uuliyiita sar sare ee warbaahinta Star ee magaalada Muqdisho. Qarax oo gaar ahaan ka dhacay degmada Waabari xaafadda March ayaa la sheegay in Wariyaha loogu xiray gaarigiisa waxaana uu...
Musharraxiinta u tartamaysa jagada madaxweynimada Puntland ee doorashada soo aaddan ee 2019ka qaar ka mid ah  ayaa ka hor yimid  guddigii uu shalay magacaabay madaxweynaha Puntland, Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, guddigaasi oo ahaa guddiga xallinta khilaafaadka iyo ansixinta baarlamaanka,waxaana dhanka kale ay taageereen guddiga uu magacaabay madaxweyne ku-xigeenka. Musharraxiinta oo...
Madaxweyne Farmaajo, Gudoomiyaha Golaha shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan, Ra’iisul Wasaaraha iyo taliye ku-xigeenka hay'adda nabadsugidda ,Fahad Yaasiin ayaa la isku mari waayay qodobbo ay ka wada-hadlayeen saacaddihii lasoo dhaafay. Qodobbada sida adag loo lafa guray waxaa ka mid ahaa kala diristii Guddiga Maaliyadda ee Golaha shacabka, Musharaxnimadda Sheekh Mukhtaar...
Wasiiru dowlaha wasaaradda arrimaha dibadda xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya,Cabdulqaadir Axmed-kheyr Cabdi  ayaa kulan gaar ah la qaatay Safiirka Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya Carlo Campanile,iyadoo kulanka ay goob-joog ahaayeen diblomaasiyiin sare oo ka tirsan wasaaradda arrimaha dibadda. Cabdulqaadir Axmed-kheyr ayaa muujiyay sida uu ugu faraxsan yahay xiriirka taariikhiga ah ee...
Madaxa hay'adda sirdoonka ee CIA ayaa aqalka Congress-ka kala hadli doonta dilkii saxafiga Sacuudiga u dhashay ee Jamal Khashoqji, sida ay ku warramayso warbaahinta Maraykanka. Waxaa lagu soo warramayaa in Gina Haspel ay la hadashay hoggaamiyeyaasha Senate-ka Talaadadan. Gina ayaa ka baaqatay kulankii toddobaadkii hore xogta lagula wadaagayay wasiirka arrimaha dibadda...
Warbixinta Guddiga Miisaaniyadda, Maaliyadda, Qorshaha, iyo La Xisaabtanka Hay’adaha Dowladda (GMMQXHD) ee Barlamaanka Federaalka Soomaaliya (BFS) iyo dooda la hor istaagay waxay shaaca ka qaadeen baahida loo qabo in si deg deg ah wax looga qabto musuqmaasuqa hareereyay dhaqangelinta (Implementation) Miisaaniyadda 2018 iyo guud ahaan maamulka maaliyadda Qaranka. Shaki...
Magaalada Baydhabo ee xarunta KMG maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya waxaa lagu arkayaa ciidamo aad u hubeesan oo kala taabacsan qaar kamid ah Musharaxiinta Madaxweynaha Koonfur Galbeed. Ciidamada ayaa lagu arkayaa qeybo kamid ah magaalada Baydhabo iyaga oo aad u hubeesan , waxaana jirta cabsi laga qabo in ay isku dhacaan...
Askari katisanaa ciidanka Nabad sugida iyo sirdoonka qaranka Soomaaliya ayaa shaqada laga eryay kadib markii uu dhawaan Wareysi uu siiyay mid kamid ah telefishinada afka Soomaaliga ku hadla. Nuur Samawad oo katirsanaa ciidanka Nabad sugida gaar ahaan Gaashaan ayaa ku dhaawacmay weerar Al Shabaab sanadkii hore ku qaadeen Hotelka Naasa...