Friday, August 21, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Wasiirka waxbarashada Soomaaliya C/llaahi Goodax Barre, oo booqasho ku jooga Dalka Masar, ayaa tagay Madbacadda Buugaagta Magaalada Qaahira, isagoo halkaasi kula kulmay Madaxa Madbacadda Nahdet Misr, Daila Maxamed Ibraahim. Wasiir  Goodax, ayaa Madaxa Madbacadda Masar kala hadlay, sidii loo  horumarin lahaa tayada waxbarashada Dalka , taasoo ay ugu horreyso soo...
Dowladda Itoobiya ayaa markii ugu horeysay waxaa ay isku diyarineysaa in ay shidaal dhoofiso,sida lagu sheegay war ka soo baxay wasaaradda Macdinta, Shidaalka iyo Saliidda Dabiiciga ee dalkaasi Itoobiya. Itoobiya ayaa sheegtay soo saarista Shidaalka Deegaanka Soomaalida laga helay in lagu soo gabagabeeynaya saddex sano. Wasaaradda Macdinta, Shidaalka iyo Saliidda Dabiiciga...
Taliska howlgalka Mareykanka ee Africom ayaa qoraal uu soo saaray ku faah faahiyay duqeyn cirka ah oo ay ka geysteen deegaan ka tirsan gobolka Shabeellaha Hoose, gaar ahaan degmada Awdheegle. Qoraalka ayaa lagu sheegay in duqeyntan si gaar ah loola beegsaday goob ay ku sugnaayeen xubno ka tirsan Shabaab, waxaana...
Safiirka cusub ee dowladda Soomaaliya u fadhin doona dalka Kenya,Maxamuud Axmed Nuur Tarsan ayaa sheegay inuu ka shaqeyn doono sidii ganacsi xor ah uu u dhexmari lahaa ganacsatada Soomaaliyeed iyo kuwa Kenya, isagoo inta ku daray in dalka Kenya uu yahay midka ugu muhiimsan oo xiriir wanagsan ay la...
Dowladda Maraykanka ayaa shaacisay in muddo 30 sanno kaddib  ay safaaradeedii u rarayso magaalada Muqdisho, iyada oo markii hore kusii shaqaynaysay magaalada Nairobi. Safiirka cusub ee Soomaaliya Donald Yamamoto ayaa durbaba ka hawlgalaya safaaradda Mareykanka ee Muqdisho. Afhayeenka wasaaradda arrimaha dibadda Marekanka,Heather Nauert ayaa sheegtay in soo celinta joogitaankooda diblomaasiyadeed ee...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya Daahir Maxamuud Geelle iyo  Wasiir ku-xiggeenka Wasaaradda Warfaafinta, Aadan Isaaq ayaa si wadajir ah u cambaareeyey weerarkii lagu dhaawacay Wariye Ismaaciil Sheekh Khaliifa oo qarax loogu xiray gaarigiisa oo uu dhaawac ka soo gaaray. Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Eng,Yariisow Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaaladda Muqdisho ayaa...
  War-saxaafadeed goor dhow uu baahiyay xafiiska warfaafinta ee madaxtooyada Puntland ayaa lagu sheegay inuusan jirin khilaaf sharci ah oo la xiriira magacaabiista guddiga ansixinta iyo xallinta khilaafaadka Baarlamaanka, kaddib markii labo guddi oo iska soo horjeeda ay magacaabeen madaxweynaha iyo ku-xigeenkiisa. Madaxtooyada, ayaa warsaxaafadeedka ku sheegtay in doorashada ku socon...
Mudanayaasha Golaha Shacabka ayaa ansixiyay Hindise sharciyeedka xuquuqda Siyaasiyiinta dowladda oo muddo horyaallay Golaha dood adagna ay ka galeen. 170 Mudane oo fadhiyay kulankii u dambeeyay ee Golaha  waxaana shir guddoominayay Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan, Guddoomiyaha Golaha Shacabka. Guddoomiyaha Guddiga Xeer Hoosaadka ,Maxamuud Macalin Yaxye ayaa laga dalbaday in uu mudanayaasha...
Axmed Aaden Carab , oo ka mid ahaa guddiga ansixinta iyo xallinta khilaafaadka Baarlamaanka Puntland ee u magacaabay madaxweyne ku-xigeenka Puntland ayaa goor dhow sheegay inuu xilka iska casilay. Carab, oo suxufiyiinta kula hadlay magaalada Garoowe ayaa sheegay inan lagala tashan markii la magacaabayay,isagoo inta ku daray inuusan dooneyn inuu...
Ciidanka amniga magaalada Baydhabo ayaa wada howlgallo lagu xaqiijinayo ammaanka, sida laga soo xigtay saraakiil ka tirsan ciidanka amniga ee xarunta gobolka Baay. Howlgallada ayaa xooggooda  ciidammada waxaa ay fuliyeen labadii habeen ee u dambeysay,kaddib markii weerarro bambaano oo sababay dhaawacyo ay ka dhaceen magaalada Baydhabo,  iyadoo xalay bam- gacmeed...