Maamulka Soomaalilnad ayaa wax lala yaabo ku tilmaantay hadal dhawaan kasoo yeeray Madaxweynaha Maamulka Soomaalida Itoobiya Mustafa Cagjar oo sheegay in deegaano Soomaaliland kamid tahay laga soo abaabulo qaraxyo ka dhaca gudaha Itoobiya.
Madaxweyne Mustafa Cagjar ayaa sheegay in xubno xiriir la leh Al Shabaab oo jooga deegaanada Soomaaliland, Puntland...
Xildhibaan C/qaadir Cosoble Cali oo ah Guddoomiyaha Guddiga Arrimaha Dibadda Baarlamaanka ayaa sheegay in uu socdo qorshe lagu bur burinayo Baarlamaanka Federaalka si meesha looga saaro isla xisaabtan.
Waxa uu sheegay Xildhibaan Cosoble in Xukuumada Soomaaliya ay dooneyso in meesha laga saaro Warbixintii Guddiga Maaliyadda iyo Miisaaniyada, waxa uuna ku...
Ciidamo katirsan Kumaandooska Soomaaliya ayaa saacadahihii lasoo dhaafay gaaray magaalada Dhuuso Mareeb ee xarunta maamulka Galmudug, waxa ayna ciidankan xarumo ka sameesteen xeryo kuyaala Dhuuso Mareeb.
Wararka aan heleyno ayaa sheegaya in ciidankan katirsan Kumaandooska Soomaaliya ay ka tageen xero ay ku lahaayeen magaalada Gaalkacyo, waxaana ciidankan tababaray Mareykanka.
Saraakiisha ciidankan...
Qarax ayaa goor dhow ka dhacay agagaarka Isgoyska Sayidka ee magaalada Muqdisho, kaasoo ahaa gaari yar oo lagu xiray waxyaabaha qarxa.
Qaraxa ayaa la sheegay inuu ku dhintay darawalkii waday gaariga, waxaa la sheegayaa inuu ahaa Agaasime Waaxeed ka tirsan Wasaaradda Boostada,Waxaana Lagu Magacaabi Jirey Allaha u Naxariistee Saacid Xuuki...
Ra’iisul Wasaare Benjamin Netanyahu iyo xaaskiisa Sara wajahaya maxkamadeyn ka dib marikii lagu eedeeyay musuqmaasuq iyo laaluush sida ay sheegeen Booliska Israa’iil
Labadoodaba waxaa lagu tuhunsan yahay iney xagga sharciga si khaldan ugu hiilliyeen shirkadda warbaahinta ee Bezeq telecom, iyagoo ka rabay in dhankeeda ay u baahiso warar dhinaca fiican...
Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka General Daahir Aadan Cilmi Indha-qarshe oo ay wehliyaan Saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa kulan dhiiragelin ah la qaatay dhalinyaro Soomaaliyeed oo si mutadawacnimo ah ugu biiray Ciidamada Xoogga dalka gaar ahaan 14-ka October.
Ciidankan ayaa la baray difaaca dalka, iyagoo muddo tababar milatari...
Guddoomiyaha Ururka ONLF Maxamed Cumar Cismaan oo muddo fog ka dib shalay ku laabtay dalka Itoobiya ayaa maanta gaaray magaalada Jigjiga ee xarunta dowlad degaanka Soomaalida.
Wafdigan oo ka soo ambabaxay magaalada Addis Ababa ayaa waxaa si weyn u soo dhoweeyey boqolaal ruux oo ka mid ah dadka ku nool...
Xarakada Alshabaab ayaa soo bandhigtay askar ay sheegtay inay kasoo goosteen ciidamada milateriga Soomaaliya ee ka howlgala gobolka Sh/hoose.
Askarta la sheegay inay isku dhiibeen Xarakada Al-Shabaab ayaa ahaa ayaa laba askari oo ka howlgeli jiray aagaga Marko iyo Shalaambood, iyadoo watay laba qori.
.Warbaabinta Al-Shabaab ayaa faafisay muuqaallada iyo wareysiyo...
Waxaa markii sadexaad dib u dhac ku yimid xiligii loo qorsheeyay in ay dhacdo doorashada Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo lagu waday in ay dhacdo shanta bishan.
Guddiga Doorashada Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa sheegay in mudo 14 cisho ah dib loo dhigay in ay ku dhacdo doorashada, waxa ayna...
Mudane ka tirsan aqalka hoose ee baarlamaanka dalka Ingiriiska ayaa shaaca ka qaaday inuu qabo cudurka HIV-ga, xilli uu aqalka ka doodayay arrin ku saabsan caafimaadka dadweynaha.
Lloyd Russell-Moyle, oo ah xildhibaanka xisbiga shaqaalaha ee laga soo doortay degmada Brighton Kemptown, ayaa noqday mudanihii ugu horreeyay ee xaaladdiisa ku saabsan...


















