Thursday, August 20, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Sahra Maxamed Khalif oo ah gabar Soomaaliyeed 21 jir ah ayaa si rasmi ah uga mid noqoneysa xubnaha Golaha deegaanka magaalada Leuven ee dalka Belgium kadib markii loo dhaariyay xilkan. Waa markii ugu horeysay taariikhda dalka Beligium oo shaqsi ka soo jeeda dalka Soomaaliya loo doorto xil. Waxaa ay ka soo...
Farhan Haq oo ah ku-xigeenka afhayeenka Qaramada Midoobey ayaa sheegay in ay si qota dheer ay u baarayaan sababihii keenay in dowladda Soomaaliya shaqada ka joojiso wakiilkii xoghayaha guud ee QM Nicholas Haysom. “Waan arag-nay arrinkaan, waxaan isku dayay-naa in aan helno faahfaahin kala duwan iyo Cadeymo waxaana arki doonnaa...
Dowladda Soomaaliya ayaa War  ay ka soo saar-tay weerar-kii Hoobiyayaasha loo adeegsaday ee lagu qaaday xarunta Qaramada Midoobey, waxaa ay ku  sheegtay in ay aad uga xun tahay islamarkaana cambaareyneyso War Qoraal ah oo ka soo baxay Wasaarradda Amniga gudaha Xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in weerarkaasi uu ahaa mid...
  Wada hadaladii u socday xisbiyada Somaliland ee lagaga arrinsanayey doorashooyinka golaha Wakiilada iyo deegaanka ayaa natiijo la’aan ku soo dhamaaday. Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI ayaa sheegay in wada hadalkaasi lagu heshiin waayey,isla markaana ay iyagu soo jeediyeen in la kala diro guddida doorashooyinka Somaliland oo ay hore u qaadaceen,...
Xukuumada Somaliland ayaa la safatay wakiilkii Qaramadda Midoobay u qaabilsana Soomaaliya Nichlos Haysom ee soomaaliya ka caydhisay dalkeedda. Xukuumaddu waxay ku amaantay wakiilka Un-ta u qaabisan Soomaaliya in uu dadaal u galay nabadeynta Soomaaliya iyo xal u helida khilaafyadda Somaliland iyo Soomaaliya u dhexeeya. “Dawlada Somaliland waxay u cadaynaysa xoghayaha guud...
  Guddoomiyaha kumeelgaarka ah ee Baarlamaanka Puntland ,Xuseen Yaasiin Xaaji Diiriye ayaa magacaabay guddiga doorashada guddoonka golaha wakiilada. Guddiga ayaa ka shaqeyn doona doorashada Guddoomiyaha iyo labadiisa ku-xigeen. Tiro musharrixiinta ah ayaa isu soo taagay xilka guddoomiyaha, ku-xigeenka koowaad iyo ku-xigeenka labaad. Hoos ka akhri guddiga la magacaabay;
Ciidamada Booliiska Somaliland ayaa joojiyay ama is hortaagay bandhig fannaaneed la xiriira munaasabada soo dhaweynta sanadka cusub ee 2019ka oo Fannaaniinta Xiddigaha Geeska ku qabsan lahaayeen mgaalada Hargeysa. Tallaabada ciidamada ay ku joojiyeen Bandhig Fanneedka ayaa waxaa si adag u cambaareeyay Fannaaniinta Geeska oo sheegay wax lala yaabo tahay in...
Magaalada Garoowe ee xarunta u ah dowlad gobolleedka Puntland waxaa ka soconaya dhaqdhaqaaqyo kala duwan oo siyaasadeed kuwaa iyo diyaar-garoow loogu jiro doorashada guddoonka Baarlamaanka iyo kan madaxweynaha. Maalintii shalay ayeey aheyd markii la dhaariyay xidhibaannada cusub ee la soo xulay oo ka kooban 66 mudane, iyaga oo isla maalintii...
Wasiirka Wasaarradda arrimaha dibedda xukuuumadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay war qoraal ah oo ka soo baxay xafiiskiisa, kaa oo dalka looga mamnuucay wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobey u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Nicholas Haysom Isaga oo la hadlay BBC ayuu Wasiir Cawad sheeegay...
War Saxaafadeed Kasoo Baxey Wasaaradda Arrimaha Debedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ayaa Waxaa Lagu Sheegey In Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey Lagu Wargeliyey in Wakiilkiisa Gaarka ah ee Soomaaliya Nicholas Haysom Aan Soomaaliya Laga Rabin Uusana Ka Shaqeyn karin,iyadoo Wasaaraddu Cuskatey Heshiisyada Dublamaasiyadeed ee Caalamiga ah. Nicholas Haysom ayaa Dawladda...