Warar goor dhaw soo baxay ayaa sheegaya in Alle ha u naxariisteen waxaa magaalada Hyderabad ee dalka India ku geeriyooday Abwaan Cabdulaahi Xirsi Baarlerex oo ka mid ah Abwaanada Soomaaliyeed ee sida weyn uga caan baxay geyiga Soomaaliya.
Abwaanka oo in mudo ah ku xanuunsanaa magaalada Hargeysa ayaa daaweyn caafimaad...
Dowladda Mareykanka ayaa horumar kooban oo kaliya ka sameysay wada-hadallada Nuclear-ka ee Korea-da Waqooyi, waxaaa sidaas qirtay ergeyga gaarka ah ee Washington u qaabilsan Korea-da Waqooyi, Stephen Biegun.
“Inkasta oo aan jeclaan lahayn inaan joogno meel ka fog halka aan hadda taagannahay, waxaan sameynay xoogaa horumar ah lixdii bil ee...
Jabahadda Waddaniga Xureynta Ogadeniya (ONLF) ayaa sheegtay heshiiska ay la galeen Dowladda Fedraalka Itoobiya ay ku jirin in hubka laga dhigo jabhadda ONLF.
Hoggaanka Warfaafinta ONLF Maxamed Ibraahim oo war saxafadeed amuurtan ku saabsan oo ay jabhadda soo saartay akhriyey ayaa wuxuu sheegay "wadahadalladii iyo heshiiski Jabhadda ONLF iyo Dowladda...
Wararka ka imanaya magaalada Qandala ee Gobolka Bari ayaa sheegaya in uu dagaal qaraar ku dhex maray xoogag ka tirsan Ururrada Al-Shabaab iyo Daacish degaannada Dharaar iyo Miraale , halkaas oo Labada dhinacba uu ka soo gaaray khasaare xooggan.
Taliyihii hore ee laanta sirdoonka Puntland, Cabdi Xasan Xuseen (Cabdi Yare)...
Maxkamad ku taalla Kenya oo sii deysay Saddex Qof oo loo haystay in ay ka tirsan yihiin Al-Shabaab.
Abdul Kibiringi, James Mwai Mwangi iyo Habiba Geeddi Hunshur, ayaa Maanta oo Jimca ah xorriyooda dib u helay, markii ay Maxkamaddu sheegtay in ay laamaha ammaanku baaritaan ka dib ku waayeen dembiyadii...
Itoobiya ayaa markii ugu horeysay la wareegtay hoggaanka ugu sareeya taliska howlgalka midowga Africa AMISOM.
Gen. Tigabu Yilma Wondimhunegn oo u dhashay dalka Itoobiya ayaa si rasmi ah loogu wareejiyay hoggaanka ciidamada AMISOM ee Soomaaliya, kaddib munaasabad kooban oo lagu qabtay ama ka dhacday saldhiga ugu weyn ciidamada AMISOM ee...
Ra’iisul Wasaare kuxigeenka Soomaaliya Mahad Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa weerar afka ah ku qaaday siyaasiyiinta Mucaaradka, isagoo u adeegsaday halheyskii madaxweyne Farmaajo ee ahaa Siyaasiyiinta xanaaqsan.
Isaga oo ka qeybgalayay xalay munaasabad lagu soo bandhigayay Waxqabadka Gobolka Banaadir ayuu sheegay in siyaasiyiinta aanay arkeyn wax badan oo la qabtay, kana war...
Iyadoo Dood adag ay ka dhalatay hadalkii uu jeediyay madaxweynaha dalka Uganda Yoweri Museveni ayaa dhinaca kale waxaa soo baxaya xildhibaanno is bar bar taag u muujiyay dowladda Uganda iyo madaxweynahooda.
Wasiirkii hore ee arrimaha dibedda Soomaliya islamarkaana hadda ah xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka Marwo Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan...
Soomaaliya iyo Kenya oo ku Heshiiyey in ay Iska Kaashadaan La Dagaalanka Al shabaab iyo Qodobo Kale.
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya oo safar ku jooga magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa kulan uu la qaatay madaxweyne Uhuru Kenyatta waxaa ay ka wada hadleen sidii labada dalka Soomaaliya iyo Kenya isaga kaashan lahaayeen dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab.
Ra’iisul wasaaraha oo madaxwayne Kenyatta u muujiyay sida ay muhiim...
Ha’yadda Qaramada Midoobey u qaabilsan muhaajiriinta ayaa sheegeysaa in la la’yahay dad kor u dhaafaya 130 qof oo muhaajiriin ah kaddib markii labo doonyood oo ay saarnaayeen ay kula degeen xeebaha dalka Jabuuti.
Ha’yadda IOM waxay sheegtay in dadka degan gobolka Obokh ee Waqooy bari dalka Jabuuti ayaa dhacdadaasi ku...


















