Rag hubaysan ayaa Maanta Suuqa Degmada Xamar weyne ee Magaalada Muqdisho waxa ay ku dileen nin waayeel ahaa oo suuqaasi dhar ku iibinaayay.
Dilka ayaa ka dhacay meel ku dhaw Afar Irdoodka Degmada Xamar weyne, ninka la dilay oo waayeel ahaa ayaa miis ku iibinaayay dhar.
Qof ka mid ah dadkii...
Inta la xaqiijinayo Sagaal ruux oo u badnaa haween nadaafadda ka shaqeeya ayaa mar kaliya lagu dilay deegaanka Lafoole ee dulleedka magaalada Muqdisho.
Madaxa Arrimaha Bulshada deegaanka Lafoole Mukhtaar Geeysay ayaa sheegay in rag hubeean ay rasaas xoogan ku fureen dad u badnaa haween oo olole nadaafadeed ka waday deegaanka...
Shirkii lixaad ee golaha dhexe ee xisbiga taladda haya ee KULMIYE ayaa maanta ka furmay magaaladda Boorama ee gobolka Awdal, waxaana iskugu yimid xubnaha golaha dhexe ee xisbiga oo ka kala yimid gobolada Somaliland iyo qurbaha.
Shirka golaha dhexe ee xisbiga KULMIYE ee ka furmay magaalada Boorama oo ay ka...
Gabar da'yar ah oo illaa xalay la baafinayay ayaa la helay maydkeeda oo jir dil arxan darro ah uu ka muuqday, sida laga soo xigtay saraakiisha caafimaadka.
Caa'isha Ilyaas Aadan , oo 12 jir ah ayaa la sheegay in gurigooda ay ugu war dambeysay subixii Axadda ,balse saakay ayaa la...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaala Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka qayb-galay Shir Madaxeedka Midowga Yurub iyo dalalka Jaamacadda Carabta oo ka furmay magaalada Sharm El-Sheikh ee dalka Masar.
Shir Madaxeedka Midowga Yurub iyo dalalka Jaamacadda Carabta oo markiisii ugu horreysay taariikhda la qabanayo ayaa waxa xoogga lagu saarayaa sare u qaadidda...
Qof rakaab ah oo looga shakiyay in uu isku dayay in uu af duubto diyaarad ukala duulaysay Bangladesh iyo Dubai ayay toogasho ku dileen ciidammada sida khaas ah u tababaran ee Bangladesh, sida ay warbaahinta guduhu ku warrantay.
Qofka laga shakisan yahay oo la sheegay in uu ku goodiyay in...
Khudbadda Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ee shir madaxeedka dalalka Jaamacadda Carabta iyo Midowga Yurub.
Khudbadii madaxweynaha ee shirka Sharmal El –Sheikh
Waxaa sharaf ii ah inaan kamid ahaado masuuliyiinta iyo saaxiibbada sharafta leh ee ka qayb-gelaysa Shir Madaxeedka Midowga Yurub iyo dalalka Jaamacadda Carabta oo markiisii ugu horreysay qabsoomaya.
Waxaan...
Madaxweyne Muuse Biixi ayaa maanta si balaadhan loogu soo dhoweeyey magaalada Dilla ee gobolka Awdal, waxaanu dadka uga waramay halka ay kala taagan yihiin Somaliland iyo Soomaaliya iyo kulmadii uu la yeeshay Ra’isal wasaaraha Itoobiya.
Madaxweynaha Somaliland ayaa sheegay in aanu marna kaa bixi Karin dastuurka Somaliland oo qodobkiisa kowaad...
Xarrakada Al-shabaab ayaa soo bandhigtay muuqaallada khasaare ka dhashay duqeyn xalay ka dhacday gobolka Shabeellaha Hoose.
Duqeyntaas ayaa waxaa ay geysatay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo u badan dad shacab ah oo ku nool deegaanka la duqeeyay ee Kuunya-Barrow.
Al-Shabaab ayaa meesha ka saartay wararka sheegaya in khasaare uu...
Taliska Booliiska Soomaaliyeed ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay dilkii shalay galinii danbe degmada Kaaraan loogu geystay xildhibaan Cismaan Cilmi Boqorre.
Jenaraal C/llaahi Xasan Bariise oo ah taliyaha Hoggaanka Canshuuraha ee ciidamada Booliska ahna madaxa Warfaafinta ee booliska oo shir jaraa’id xalay ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in...


















