Madaxweynaha maamul gobolleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa wareegto uu soo saaray ku magacaabay 10 degmo oo ka mid noqonaya degmooyinka deegaannada uu ka arimiyo maamulka Galmudug.
Degmooyinka uu magaacaabay madaxweyne Xaaf ayaa ka kala tirsan gobollada Galguduud iyo Mudug oo uu maamulku ka kooban yahay.
Hoose ka Akhriso degmooyinka...
Wararka ka imanaya gobolka Shabeellaha hoose ayaa sheegaya in xalay degmada Buula-Mareer uu dagaal culus ku dhaxmaray ciidamada dowladda Soomaaliya iyo xoogagga Ururka Al-shabaab.
Al-shabaab ayaa la sheegay in xalay weerar culus ku qaadeen Saldhigyo ciidamo ka tirsan kuwa dowladda iyo AMISOM,waxana halkaasi ka dhacay dagaal culus oo mudo saacado...
Wasiir Wasaarradda Ganacsiga xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa sheegay in uusan jirin askari diiwaangashan oo mishaar aan qaadan, hasse ahaatee ay horay u jireen shaqaale dowladdeed iyo askar labo labo mishaar iska qaata.
Wuxuu sheegay Wasiirka in ay dowladdu waday sida uu hadalka u dhigay tirakoob lagu sameynayo...
Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa bilaabay in ay si is daba joog ah uga soo baxaan deegaannadii ay kaga sugnaayeen qeybo ka mid ah gobollada dalka Soomaaliya iyo Agaggii dagaalka ay isku hor fadhiyeen Al-shabaab, iyaga oo ka cabanaya mishaar la’aan baahsan oo la soo daristay.
Tallaabadii ugu danbeysay ciidamadu waxaa...
Warqad kasoo baxday wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ee Jubbaland ayaa warqad ay maanta soo saartay ku dhaliishay go'aan kasoo baxay wasaaradda waxbarashada Soomaaliya kaa oo ku saabsanaa in ardeyda dusgiyada sare ka qalinjabineeysa ay geli doonaan laba Imtixaan.
Imtixaanaadka ay ardeydu galeeyso ayaa mid kamid ah waxaa qaadi doonta...
Agaasimihii guud ee wasaaradda warfaafinta Somaliland Dr: Cismaan Xuseen Warsame iyo agaasimaha maamulka iyo lacagta Telefishanka Qaranka Xasan Maxamuud Muxumed ayaa maanta xabsiga loo taxaabay ka dib markii hanti dhawruhu ku eedeeyey arrimo musqmaasuq.
Agaasimaha guud ee wasaarada Warfaafinta Dr Cismaan Xuseen Warsame ayaa sadex cisho ka hor iska casilay...
Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa bilaabay in ay isaga baxaan qeybo ka mid ah gobollada dalka dalka Soomaaliya oo ay ku lahaayeen saldhigyo militari, iyaga oo ka cabnaya in ay san helin xuquuqdii ay lahaayeen.
Ciidamada dowladda ayaa meelaha ay ka baxeen waxaa ka mid ah Garoonka Diyaaradaha Jowhar, degmada Mahadaay...
Hay’adda Amnesty International ayaa ka dalbatay Dowladda Maraykanka in ay baaritaan xooggan oo dhexdhexaad ah ku samayso caddeymaha lagu kalsoonaan karo ee muujinaya in duqeymaheeda sii kordhaya ee Soomaaliya ay dileen dad badan oo rayid ah.
Warbixinta oo cinwaan looga dhigay Dagaalka Qarsoon ee uu Maraykanka ka wado Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixinaysa...
Guddiga dib u eegista la socodka iyo hirgalinta Dastuurka kumeelgaarka ah ee Soomaaliya ayaa maanta ku wareejiyay shan cusub oo ka tirsan Dastuurka Guddiga madaxa bannaan ee la socodka iyo hirgalinta Dastuurka iyo Wasaarada Dastuurka Soomaaliya.
Guddoomiyaha Guddiga dib u eegista la socodka iyo hirgalinta Dastuurka Senator Cabdi Xasan Cawaale...
Madaxweynihii hore ee dalka Mareykanka George W Bush ayaa amaanay saameynta ay dadka soo galootiga ah ku leeyihiin waddankiisa, xilli uu khudbad u jeedinayay dadkii dhawaan la siiyay dhalashada Mareykanka.
George W Bush oo hadda 72 sano jir ah ayaa soo noqday madaxweynihii 43-aad ee Mareykanka waxaana uu xilka hayay...


















