Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa caasimadda Muqdisho,Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng Yariisow) ayaa guddoomiye cusub u magacaabay degmada Xamar weyne,sida ay ku warrantay warbaahinta maxalliga ah.
Wareegto ka soo baxday xafiiska guddoomiyaha gobolka , ayaa guddoomiyaha degmada Xamar weyne loogu magacaabay Cabduqaadir Maxamed Cabduqaadir,kaaso horay xilka usoo qabtay.
Magacaabiista guddoomiyaha cusub ayaa...
Ra'iisul wasaaraha dalka Itoobiya, Abiy Axmed ayaa booqasho rasmi ah ku gaaray magaalada Doha ee xarunta dalka Qadar,kaddib casuumad uu ka helay Amiirka dalkaas.
Abiy iyo wafdiga ku waheliya booqashada Qadar, waxaa garoonka diyaaradaha ee magaalada Doha ku soo dhaweeyay wasiirka Isgaarsiinta Qadar, Jassim bin Saif Al Sulaiti .
Ra’iisul wasaaraha...
Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland,Cabdixakiin Maxamed Axmed ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada xarunta ah ee Garoowe,kaddib muddo labo toddobaad ah oo uu booqasho ku joogay magaalada Jabuuti iyo caasimadda Muqdisho.
Guddoomiyaha oo ay ku soo dhaweeyeen garoonka diyaaradaha xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka iyo ku-xigeenkiisa koowaad, ayaa suxufiyiinta u sheegay in...
Ra’iisal wasaraha xukuumadda Soomaaliya oo xalay khudbad ka jeedinayay kulan looga hadlayay dardargalinta is dhaxgalka bulshada iyo laamaha Amniga ayaa soo hadal qaaday cabashada maalmihii ugu danbeeyay ay jeedinayaan qaar ka mid ah ciidamada dowladda.
Ra’iisal wasaaraha ayaa wax ba kama jiraan ku tilmaamay wararka sheegaya in ay jiraan ciidamo...
Taliska ciidamada militariga dowladda Soomaaliya ayaa sheegay in qeybo ka mid dalka uu ka soconayo dagaal u dhaxeeya ciidamada dowladda iyo Al-shabaab.
Taliska ciidamada xoogagga dalka Soomaaliya Sa/ Gaas Daahir Aadan Cilmi (Indha-Qarshe) ayaa sheegay in dagaalkaas sidoo kale uu u dhaxeeyo dadka deegaanka iyo Al-shabaab ciidamadana gacan siinayaan dadka...
Kulan oo ahaa mid looga hadlayay dardar gelinta isdhexgalka Bulshada iyo Hay’adaha Amniga, ayaa waxaa soo qabanqaabiyay maamulka gobolka Banaadir oo uu guddoomiyaha ka yahay Cabdiraxmaan Cumar cismaan Yariisow.
Waxaa kulanka ka qeybgalay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir kuxigeenadiisa, taliyeyaasha Ciidamada, qaar ka mid ah dhalinyarada Gobolka Banaadir iyo...
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal culus oo xalay ka dhacay gudaha degmada Balcad ee gobolka Shabeellaha dhexe oo sida la sheegay waqti kooban qeybo degmada ka mid ah la wareegeen dagaalyahannada Al-shabaab.
Goobjoogayaal la soo xiray warbaahinta ayaa sheegay in Al-shabaab degmada Balcad kas oo weeraray laba...
Isbitaalka weyn ee magaalada Jowhar ayaa saacadihii ugu danbeeyay ee maanta la gaarsiiyay dad badan oo ku soo dhaawacmay dagaalladii cuslaa ee ka dhacay degmada Cadale ee gobolka Shabeellaha Dhexe.
Dhaawac-yada la geeyey Isbitaalka magalada Jowhar ayaa ka badan 20 Ruux, kuwaa oo markii danbe intooda badan loo soo gudbiyay...
Ciidamada booliiska dalka New Zealand ayaa howlgalo baaritaano ah ka fuliyay labo guri uu degnaan jiray cunsurigii muslimiinta badan Jimcihii ku laayay masaajidyo kuyaala magaalada Chrischurch.
Booliiska ayaa guryaha ninkaasi ka raadinayay cadeymo dheeraad ah oo ku aadan weerarkii uu dadka badan ku laayay, walina ma sheegiin booliiska hadii ay...
Wefti uu hogaaminayo wasiirka Arrimaha Dibadda Eritrea Cismaan Saalax Maxamed ayaa maanta soo gaadhay magaaladda Hargeysa, waxaanu kulamo la leeyahay madaxweynaha Somaliland oo kulan ay albaabadu u xidhan yihiin ku yeesheen qasriga madaxtooyaddda.
Kulankaasi ka dib waxa warbaahinta la hadlay wasiirka Arrimaha Dibadda Eritrea Cismaan Saalax iyo wasiirka Arrimaha Dibada...


















