Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya , Xil.Fardowsa Cismaan Cigaal ayaa kulan doceed la yeelatay dhigeeda Dalka Qatar, Mudane Jassim Saif Ahmed Al-Sulaiti iyo Madaxweynaha Hay’adda Duulista Hawada Dalka Imaaraadka Carabta, Sh. Ahmed bin Saeed Al Maktoum.
Kulamadan ayaa looga hadlay iskaashiga dhinacyada, Gaadiidka dhulka ,cirka , Duulista...
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo Maanta gaaray magaalada Adis Ababa ee dalka Itoobiya ayaa isaga iyo wafdigiisa wadahadalo laba geesood ah waxay la yeesheen Rayaal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka dalka Itoobiya Abiy Axmed iyo Golahiisa Xukuumadda.
Labada masuul ayaa wadahadalooda ku muujiyay sida ay uga go’an tahay xoojinta...
Puntland ayaa sheegtay inay gacanta ku dhigtay 150 qarax oo Alshabaab u qorsheynaysay inay weerarro uga geysato magaalooyinka Puntland iyo Somaliland.
Taliyaha ciiddanka Booliiska Puntland ee gobolka Mudug, gaashaanle sare, Muumin Cabdi Shirre ayaa warkaas saxaafadda ka sheegay, isagoo sheegay inay fashiliyeen 2 shakabad oo qaraxyadaas u xilsaarnaa.
Dhinaaca kale, taliyaha...
Maraykanka ayaa soo saaray warbixin sannadle ah oo uu ku qiimeynayo khasaaraha dadka rayidka ah kasoo gaara duqeymaha laga soo billaabo 2021.
Wasaaradda gaashaandhigga Maraykanka ayaa sheegtay in 12 qof oo rayid ah lagu dilay laguna dhaawacay guud ahaan Afghanistan, Iraq, Soomaaliya iyo Syria.
Pentagon waxay sheegtay Soomaaliya in aan dad...
Dowlad goboleedka Puntland, ayaa ugu baaqay barlamaanka Soomaaliya inay xasaanadda kala laabtaan xildhibaan Mahad Cabdiraxmaan Aadan, oo saxaafadda kasii daayay hadal abuuray dhaleecayn badan.
Xildhibaan Mahad oo ahaa taliyihii hore ee ciiddanka Asluubta Soomaaliya, ayaa mar uu ka hadlayay howlgallada ka dhanka ah Alshabab, wuxuu sheegay Alshabaab markii hore in...
Wasiirka Warfaafinta Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ,Ilyaas Cali ayaa wax lagu qoslo ku tilmaamay sheegashada ah in Alshabaab ay ciidamo ka tirsan Nabadsugida Koonfur Galbeed ku dileen Seydheelow.
Wasiirka warfaafinta Koonfur Galbeed ayaa saxaafadda usoo bandhigay qaar ka mid ah askarta ay Alshabaab sheegtay inay dileen, kuwaas oo kasoo...
War saxaafadeed kasoo baxay dowladda Itoobiya ayaa lagu sheegay in kooxda TPLF ay adeegsanayso gawaarida hay'adaha gargaarka, iyagoo u isticmaala howlgallada dagaalka waa sida lagu yiri War saxaafadeedka ka soo baxay dowladda Itoobiya.
War saxaafadeedkan ayaa sidoo kale digniin loogu diray hay'adaha gargaarka inay isaga fogaadaan goobaha iyo meelaha uu...
Wararka aan ka helayno gobolka Tigray ee dagaaladu ka socdaan ee dalka ayaa sheegaya in diyaarad nooca aan duuliyaha lahayn ee ciidamada Itoobiya ay duqeyn u gaysatay gaari waday gargaar raashin oo ku socday gobolka Tigray.
Afhayeen u hadlay kooxda TPLF oo la hadlay Warbaahinta gobolka Tigray ayaa duqeyntaas ku...
Madaxweynaha dalka Kenya, William Ruto ayaa sheegay in ciidamada Kenya ee ku sugan Soomaaliya ay isaga bixi doonaan Soomaaliya marka uu dhamaado howlgalkooda.
Ruto oo u waramayay France24 isagoo ku sugan shirka golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay ee New York, ayuu sheegay in Kenya qiimo weyn ay ugu...
Johanathan Starr oo ah aasaasaha Dugsiga Abaarso ee ku yaal galbeedka Hargaysa iyo Jaamacadda Barwaaqo ee Hargeysa ayaa qaatay diinta Islaamka.
Starr oo muddo dheer madax ka ahaa Dugsiga Abaarso, isla markaana dhawaan as aasay jaamacada Barwaaqo ee hablaha u gaar ka ah, ayaa shahaadada loogu qabtay masaajid ku yaala...


















