Friday, August 14, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres oo ay ka wada hadleen xaalada guud ee dalka Soomaaliya iyo taageerada ay u baahan tahay dowladda. Madaxweyne Xasan ayaa Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u bandhigay in Maalaayiin Soomaali ah ay...
Madaxweynaha golaha ku-meel-gaarka ah ee dalka Sudan, Jeneral Abdel Fattah Al-Burhan, ayaa sheegay in Suudaan ay garab taagan tahay Soomaaliya, si looga gudbo xaaladaha ay ku jirto. Intii uu socday kulan ay ku yeesheen xarunta Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay ee New York, ayaa Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh...
Madaxweynaha Kenya ayaa sheegay in dhigiisa Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud uu muujiyay sida ay uga go’an tahay la dagaalanka kooxda Al-Shabaab. Wareysi uu siiyay Telefishinka France 24, ayuu Ruto ku amaanay hogaamiyaha cusub ee Soomaaliya doorka uu ka qaatay dadaalada lagu xakameynayo qatarta kooxda Alshabaab ee ka dagaalanta Soomaaliya. "Waxaan u...
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad dhinacyo badan taabaneysay ka jeediyey Shirka Golaha loo dhanyahay ee Qaramada Midoobey ayaa soo bandhigay dadaallada dowladda Soomaaliya ee gurmadka abaaraha, dib u habaynta laamaha ammaanka, guulaha laga gaaray dagaalada ka dhanka ah kooxaha Al-shabaab iyo Daacish, dib u heshiisiinta...
Dowladda Mareykanka ayaa ku dhawaaqday inay bixisay in ka badan 700 oo milyan oo dollar si wax looga qabto dhibaatooyinka abaareed ee waxyeeleeyay ​​kala bar dadka Soomaaliyeed. War lagu faafiyay bogga safaaradda Maraykanka ee Soomaaliya,  ayaa lagu sheegay in dhaqaalahan Soomaaliya loosii marsiiyay hay'addaha kala ah OCHA iyo USAID si...
Dowladda Eritariya ayaa beenisay warar maalmo ka hor lagu baahiyay Warbaahinta caalamiga ah, taas oo lagu sheegay inay heegan gelisay Eritariya ciidamadeeda militeriga ah, iyo inay u yeertay ciidamadeeda keydka oo ay ku amartay inay soo diyaar garoobaan, iskana soo xaadiriyaan xeryaha ciidan ee u dhaw. Wasiirka Warfaafinta ee Eritariya...
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay diyaar u tahay dhameystirka hannaanka deyn cafinta, kaddib wadahadal madaxweynaha Soomaaliya iyo madaxda Bankiga Adduunka ku dhexmaray magaalada Washing DC. War qoraal ah oo ka soo baxay Villa Somalia ayaa lagu sheegay in Madaxweyne Xasan Sheekh uu kala hadlay Mr. David R. Malpass, oo ah...
Soomaaliya iyo Mareykanka ayaa ku heshiiyey in ay iska kaashadaan dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab ee ka socda Geeska Afrika. War saxaafadeed ka soo baxay Villa Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud uu kala hadlay la-taliyaha dhanka amniga qaranka Mareykanka ee dagaalka ka dhanka ah Alshabaab. "Madaxweyne...
Wararka ka imaanaya dalka Eritariya ayaa sheegaya in dowladda Eritariya ay u yeedhay ciidankeedii keydka ahaa ee da’doodu ka yar tahay 55 jir, si ay uga qayb galaan dagaalka ay Eritariya kula jirto kooxda TPLF, waxayna dowladda Eritariya ku amartay ciidamadaas keydka ahaa inay soo qaataan bustayaashooda iyo agabkii...
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan Muqdisho kula qaatay ku-xigeenka xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha bani'aadamnimada iyo gargaarka degdegga ah ee OCHA, Martin Griffiths. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la wadaagay Martin Griffiths qorsheyaasha dowladda ee ku aaddan wax ka qabashada arrimaha bani'aadamnimada, iyo saameynta...