Tuesday, August 11, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

The Minister of Foreign Affairs of the Federal Government of Somalia, Abshir Omar Jama, today held a meeting in Mogadishu with an international delegation from the Ministry of Foreign Affairs of Norway. Minister Abshir Omar Jama spoke to the delegation from the Ministry of Foreign Affairs of Norway on how...
Wasiirka Wasaaradda arrimaha Dibadda Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Abshir Cumar Jaamac ayaa Maanta magaalada Muqdisho kulan kula qaatay wafdi heer Caalami ah oo ka socday Wasaaradda arrimaha Dibadda dalka Norway. Wasiir Abshir Cumar Jaamac ayaa wafdiga ka socday Wasaaradda arrimaha dibadda dalka Norway kala hadlay sidii loo sii horumarin lahaa xoojinta...
Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Maanta u magacaabay Ergayga gaarka ah ee u qaabilsan Arrimaha Carruurta iyo Xuquuqda soo galootiga Marwo Maryan Yaasiin Xaaji Yuusuf. "Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo raacaya Qodobbada 87-aad iyo 90-aad ee Dastuurka KMG ayaa tilmaamay in Ergaygan aqoon...
Wararka ka imaanaya degmada Yaaqshiid ee magaalada Muqdisho, gaar ahaan Xaafada Juungal ayaa sheegaya in koox burcad ah ay halkaasi ku dileen gabar dhalinyaro ah oo ka mid aheyd shaqaalaha isbitaalka Madiina ee magaalada Muqdisho. Gabadha burcada hubeeysan ku dileen Xaafada Juungal ayaa magaceeda lagu sheegay Naciimo Cabdiraxmaan, taasoo Kalkaaliso...
Soomaaliya ayaa Ruushka u dhoofisay badeecooyin qiimahoodu dhan yahay $65,000 kaliya sanadkii 2021 marka la barbardhigo 10.8 milyan oo doolar oo uu ka helay dhoofinta Ruushka ee Soomaaliya. Sida lagu sheegay warbixin ay daabacday wakaaladda wararka ee Interfax ee dalka Ruushka, Dhoofinta Soomaaliya ee Ruushka ayaa ka koobnayd sisinta oo...
Ilaa 200 milyan oo doolar ayaa magdhow ahaan loo siinayaa qoysaska askarta ciidamada nabad ilaalinta Midowga Afrika (AU) ee lagu dilay Soomaaliya tan iyo 2007-dii, taasoo lagu dallacay howlgalka nabad ilaalinta ee Midowga Afrika. In ka badan $175 milyan oo lacagtan ka mid ah ayaa ku baxaysa magdhowga qoysaska askarta...
Somalia's drought relief envoy, MP Abdirahman Abdishakur Warsame, has called on the Somali government to hold accountable the charitable organizations that receive funds to help Somalia in the drought. The drought envoy who gave an interview to VOA, said that it is not possible to give billions of dollars to...
Ergayga gurmadka abaaraha Soomaaliya, xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa ugu baaqay Dowladda Soomaaliya inay la xisaabtanto hay’adaha samafalka ee dhaqaalaha kusoo qaata inay Soomaaliya ka caawiyaan abaaraha. Ergayga abaaraha oo wareysi siiyay VOA, ayaa sheegay in aysan suurtagal ahayn, in sanad walba Soomaaliya lagu bixiyo balaayiin dollar, haddana xaaladdu aysan...
Dowladda Ingiriiska ayaa Michael Nithavrianakis u magacowday Safiirkeeda cusub ee Soomaaliya. Waxaa lagu beddelay oo uu xafiiska kala wareegayaa Ms Kate Foster oo ahayd safiirkii boqortooyada UK u fadhiyay Soomaaliya.   Mr Nithavrianakis waxa shaqada xafiiska qabsan doonaa inta lagu jiro bisha May 2023. Safiirka cusub ayaa shaqooyin kala duwan oo diblumaasiyadeed kasoo...
Saamaynta dhaqaale ee uu sababay dagaalka Laascaanood ayaa laga dareemaya Somaliland, xili loo diyaar garoobayo munaasibada ciida. Qaar kamid ah ganacstada yar yar ee ka ganacsada dharka ee magaalada Burco, oo uu Bulsho TV makarafoonka la dhexqaaday, ayaa sheegay in uu jiro hoos u dhac dhaqaale. "Sannadkan waxad mooda in bulshadii...