Saamaynta dhaqaale ee uu sababay dagaalka Laascaanood ayaa laga dareemaya Somaliland, xili loo diyaar garoobayo munaasibada ciida.
Qaar kamid ah ganacstada yar yar ee ka ganacsada dharka ee magaalada Burco, oo uu Bulsho TV makarafoonka la dhexqaaday, ayaa sheegay in uu jiro hoos u dhac dhaqaale.
"Sannadkan waxad mooda in bulshadii...
Ciidamada dowladda iyo kuwa dadka deegaanka oo isbuucii labaad howlgalo ka dhan ah kooxda Al-shabaab ka wada deegaano u dhaxeeya magaalooyinka Baledweyne iyo Halgan ayaa si buuxda ula wareegay gacan ku heynta deegaano cusub.
Deegaanada cusub ee ciidamada iskaashanaya ay la wareegeen waxaa ka mid ah Xarartiir, Garasyaani, Baarey, Baladul...
Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya Dr. Ali Haji Adam ayaa heshiis is-afgarad ah oo ku saabsan arrimaha caafimaadka Muqdisho kula saxiixday Xafiiska Dawladda Ingiriiska u qaabilsan arimaha horumarinta caafimaadka.
Heshiiskan ayaa dhigaya mashruuc caafimaad oo laga hirgalin doono qaybo ka mid ah dalka, kaas oo la rajaynayo inuu wax weyn ka tari...
DESK EDITOR
In an unprecedented move, the United States Congress has issued an order for the withdrawal of troops from Somalia within 60 days of the adoption of a concurrent resolution, unless a declaration of war or specific authorization for the use of military force in Somalia is enacted.
The decision...
War-murtiyeed ay si wada jir ah u soo saareen beesha caalamka ayaa lagu sheegay in dhinacyada isku haya colaadda Laascaanood ay fulin waayeen ballanqaadkii xabbad joojinta iyo kala qaadida labada ciidan.
Beesha caalamka waxay si toos ah baaq ugu direen madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, waxaana loogu baaqay in si...
Bisha soo socota, Golaha ammaanka Qaramada Midoobay ayaa mar kale dib u eegis ku sameyn doona cunaqabateynta South Sudan, si la mid ah Soomaaliya.
Dalka Koonfurta Suudaan ayaa waxay rajeyneysaa in xayiraadda laga qaado. Juba ayaa rajeynaysa in daaha gadaashiisa ay uga ololeeyaan xubno kamid ah golaha ammaanka ee Qaramada...
Kooxo Bastoolado ku hubeysnaa ayaa goordhaw oo galabta ah ku dilay Xaafada Buundaweyn ee magaalada Baledweyne sarakaal ka tirsanaa ciidanka Booliiska degmada Baledweyne.
Sarkaalka la dilay ayaa lagu magacaabi jiray Taliye Nuur Xasan Bidaar oo loo yaqaliinay Nuur Xasaneey, kaasoo horay usoo noqday Taliye ku xigeenka Saldhiga ciidanka Booliiska magaalada...
SSC-Khaatumo ayaa Somaliland ku eedeeyay in ay faafinayso warar ay ku marin habaabinayso caalamka iyo bulshada Soomaaliyeed.
War-saxafadeed ay SSC-Khaatumo soo saartay ayaa lagu sheegay in madaxweyne Biixi ay safiirada caalamku u sheegeen in uu ciidamadiisa Oog geeyo lakiin uu taasi ku xidhay in Puntland ciidamadeeda kala baxdo gobolka taasi...
Taliska ciidanka Booliiska qeybta guud ee gobolka Banaadir ayaa faahfaahin ka bixiyay khasaaraha ka dhashay Mooto Bajaaj ay saarnaayeen saddex ka tirsan kooxda Al-Shabaab oo saakay ku qaraxday degmada Xamar Jajab ee magaalada Muqdisho.
War qoraal ah oo kasoo baxay Taliska Booliiska Banaadir ayaa lagu sheegay Mooto bajaajta qaraxday iney...
Dowladda Soomaaliya ayaa walaac ka muujisay dagaalka ka socda magaalada Khartum ee u dhaxeeya ciidamada qalabka sida Sudan iyo ciidamo gurmad ah.
War ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda ayaa loogu baaqay dhammaan dhinacyada dagaallamaya in ay si deg deg ah u joojiyaan dagaalka.
“Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay ugu baaqaysaa...


















