Tuesday, August 11, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Midowga Yurub ayaa uga dhawaaqay  magaalada Muqdisho inuu ka fulinayo deegaano ka tirsan gobolada dalka Mashruuc ku kacaya aduun lacageed oo gaaraya 4.5 Milyan oo Yuuro. Mashruucaan ayaa ah mid loog talo galay xasilinta deegaanada iyo degmooyinka laga xureeyay Ururka Al-shabaab ee ku yaala gobolada dalka, gaar ahaan deegaanada maamulada...
Puntland ayaa soo saartay digniin ku saabsan Roobab xooggan oo la sheegay inay degaanada maamulkaas kusoo beegan yihiin maalmaha u dhaxeeya 24 ilaa 30 April. War-saxaafadeed kasoo baxay wasaaradda gargaarka iyo maaraynta masiibooyinka Puntland, ayaa lagu sheegay in robabkani ay kusoo wajahan yihiin, magaalooyinka Qardho, Qandala, Ufayn iyo buuraleyda Calmiskaad. Sidoo...
Hal qof ayaa dhintay 2 kalena way dhawacmeen kadib markii uu guri  qadiimi ah oo ku yaala xaafada Daaroole ee magaalada Berbera ku dumay qoyskii daganaa. Qofka dhintay ayaa ah gabadh da'ah oo maamadii guriga ahayd, isla markaana waxa uu dhaawac culusi soo gaadhay gabadh kale halka inan yarna lasoo...
The Permanent Secretary of Uganda's Ministry of Defence, Ms Rosette Byengoma and her counterpart in Uganda's Ministry of Foreign Affairs, Vincent Bagiire, jointly chaired a meeting of Permanent Secretaries, Defense Force Commanders and Senior Officers from the countries where the troops are stationed. Somalia in the African Union ATMIS...
Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Difaaca Uganda, Ms Rosette Byengoma iyo dhiggeeda Wasaaradda Arrimaha Dibadda Uganda, Vincent Bagiire, ayaa si wadajir ah u shir guddoominayay kulan ay isugu yimaadeen Xoghayeyaasha Joogtada ah, taliyeyaasha Ciidamada Difaaca iyo Saraakiil Sare oo ka socday dalalka ay ciidamada ka joogaan Soomaaliya ee ku...
Wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa sheegtay in dad gaaraya 200 qof oo ah muwaadiniin Soomaaliyeed ay gaareen xadka ay wadaagaan Suudaan iyo Ethiopia. Ku simaha xoghayaha joogtada ee wasaaradda arrimaha dibadda, Cabdiraxmaan Diinaari ayaa sheegay in dadkaasi oo kasoo cararay colaadaha Suudaan loo gudbindoono Ethiopia. Xoghayuhu wuxuu sheegay dadkan iyo kuwa...
Madaxdhaqameed kasoo kicitimay magaalada Muqdisho, oo u socda in ay dhexdhexaadiyaan xukuumada Somaliland iyo garaadada SSC ayaa yimid magaalada Hargaysa. Salaadiinta oo hore safar ugu tagay magaalada Laascaanood isla markaana la kulmay madaxda dhaqanka SSC, ayaa la rajaynaya in ay kulamo la qaataan madaxweynaha Somaliland iyo madaxdhameedka Somaliland ee iyagu...
Dowladda Kenya ayaa muwaaadiniin dalkeeda u dhashay iyo kuwa kasoo jeeda Soomaaliya waxay kasoo daad guraysay dalka ay colaaduhu aafeeyeen ee Suudaan. Dadkan oo ahaa ardayda wax ka baranaysay jaamacadaha kuyaala dalka Suudaan, ayaa xalay diyaarad milatari waxay ka dajisay magaalada Nayroobi ee caasimadda Kenya. Tirada lasoo daad gureeyay oo ahaa...
Maamulka gobolka Banaadir ayaa amray in albaabada loo laabo xarumaha ganacsi ee lagu isticmaalo waxyaalaha lidiga ku ah anshaxa. Go’aankaan ayaa wuxuu ka dambeeyay kaddib markii maamulka gobolka Banaadir uu sameeyay howlgal ka dhan ah goobahan, isagoo maamulku sheegay in aanan loo dulqaadan karin wuxuu ugu yeeray dhaqan xumada sii...
Madaxweynaha dalka Uganda Yoweri Museveni ayaa martigelinaya shirka ay yeelanayaan madaxweynayaasha dalalka ciidamada ugu deeqay howlgalka nabad ilaalinta Midowga Afrika ee Soomaaliya. Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa horey uga codsaday dhiggiisa Uganda, Yoweri Museveni, inuu martigeliyo shir aan caadi ahayn oo yeelanayaan madaxda dalalka ay ciidamada ka joogaan Soomaaliya. Sida...