Guddoomiyaha maamulka gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale Madaale oo kormeer ku tagay goobta lagu buufinaayo bajaajyada ayaa sharaxaad dheeraad ah ka bixiyay kala saarista bajaajta ka howlgasha magaalada Muqdisho ee lagu kala buufinayo nambarada A iyo B.
Guddoomiye Madaale oo ayaa ugu horeyn beeniyay in warar...
The Somali government has evacuated at least 27 Somalis who fled the conflict in the Sudanese capital, Khartoum.
According to an official of the Ministry of Foreign Affairs of Somalia who spoke to VOA Somali, the evacuees, including four women, arrived in Ethiopia after crossing the border town of Metema.
Thousands...
Dowladda Soomaaliya ayaa soo daad gureysay ugu yaraan 27 qof oo Soomaali ah oo ka qaxay colaadda ka taagan caasimadda Suudaan ee Khartoum.
Sida uu sheegay sarkaal ka tirsan wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya oo la hadlay VOA Somali, dadka la daadgureeyay oo ay ku jiraan afar dumar ah ayaa gaaray...
The President of the Federal Government of Somalia, Hassan Sheikh Mohamud, today held a meeting with the Minister of Foreign Affairs of Burundi, Albert Shingiro, who is visiting Mogadishu for two days.
Minister Albert Shingiro delivered a message and greetings to President Hassan Sheikh from his counterpart Burundi President Évariste...
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Maanta Madaxtooyada Qaranka kulan kula qaatay Wasiirka Arrimaha Dibadda dalka Burundi Albert Shingiro oo booqasho qaadaneysa laba maalmood ku jooga magaalada Muqdisho.
Wasiirka Albert Shingiro ayaa soo gaarsiiyey Madaxweyne Xasan Sheekh fariin iyo salaan uu ka siday dhigiisa Madaxweynaha Burundi Évariste Ndayishimiye.
Wasiirka...
Ergayga gaarka ah ee madaxweynaha dowladda fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud u qaabilsan Xaquuqda Muhaajiriinta iyo Caruurta Maryan Xaaji Yuusuf ayaa walaac xoogan ka muujisay xaalada deg deg ah ee ka taagan wadanka Suudaan.
Warsaxafadeed kasoo baxay Xafiiska Ergayga gaarka ah ee Xaquuqda Muhaajiriinta iyo Caruurta ayaa lagu sheegay in...
Dowladda Maraykanka ayaa sheegtay inay daciifisay awooddii kooxda Daacish, kaddib markii ciidamada gaarka ah ee Mareykanka ay sare u qaadeen olole lagu burburinayo kooxdan.
Howlgallada ciidamada Mareykanka ay ka wadeen Suuriya, Ciraaq iyo Soomaaliya ayaa lagu dilay afar ka mid ah madaxda ugu sareysa ee Daacish tan iyo bilowgii sanadkan...
Maamulka gobolka Banaadir ayaa habeenkii labaad magaalada Muqdisho ka sameeyay howlgallo lagula dagaalamayo kooxaha maandooriyaha.
Howlgalkan uu hoggaaminayay guddoomiyaha gobolka Banaadir, Maddaale ayaa lagu tagay goobo caan ah oo lagu isticmaalo maandooriyaha, halkaas oo ay ciidamadu ku qabteen dhallinyaro badan oo rag iyo dumar isugu jira oo maandooriyaha ku isticmaalayay...
Howlgalka nabad ilaalinta Soomaaliya ee ATMIS ayaa lagu wadaa in loo kordhiyo joogitaankooda Soomaaliya, arrintaas oo ay haatan ka wada hadlayaan dowladda Soomaaliya iyo guddiga nabadda ee Midowga Afrika.
Qorshahaan ayaa wuxuu sheegayaa in ATMIS lagu sii hayo Soomaaliya ugu yaraan laba sano oo dheeraad ah, taasoo meesha ka saaraysa...
Gudoomiyaha maamulka gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale Madaale ayaa sharaxaad ka bixiyay muqaal si weyn baraha bulshada u qabsaday saacadahii lasoo dhaafay.
Muqaalka ayaa muujinaayay guddoomiyaha gobolka Banaadir oo ul ku garaacaya dhalinyaro isugu jirtay wiilal iyo gabdho ku wada sugnaa goob ku taala xeebta liido...


















