Tuesday, August 11, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Golaha Wakiiladda dalka Maraykanka ayaa diiday qaraar lagu dalbanayay in ciidamada Mareykanka ee ku sugan Soomaaliya lagasoo saaro sanad gudihiis, marka laga reebo kuwa ilaalada safaaradda. Cod ay u qaadeen golaha wakiiladdu, ayaa waxay 321 kamid ah ka soo horjeesteen ka bixitaanka ciidamada Mareykanka ee Soomaaliya. Halka ay taageereen 101...
The Minister of Foreign Affairs of Uganda, Abubaker Jeje Odongo, said that his government is committed to reducing its troops working under the African Union in Somalia. The minister made this statement at the ministerial meeting of the countries where troops are stationed in Somalia, which was held in the...
Wasiirka arrimaha dibadda Uganda, Abubaker Jeje Odongo ayaa sheegay in dowladdiisa ay ka go’an tahay dhimista ciidamadeeda ka hoos shaqeeya Midowga Afrka ee ku sugan Soomaaliya. Wasiirka ayaa hadalkan ka sheegay shirka Wasiirada ee dalalka ay ciidamada ka joogaan Soomaaliya oo lagu qabtay magaalada Kampala. Kulanka waxaa goob joog ka ahaa...
Xukuumada Somaliland ayaa shaacisay in ay xayiraadii ka qaaday idaacada BBC-da, kadib markii ay joojisay wadashaqayntii idaacada 19, July, 2022. Kulan dhexmaray madaxda Wasaarada Warfaafinta Somaliland iyo madax ka socotay idaacada BBC-da ayaa horseeday in xukuumadu ay ogolaato in dib loo sii daayo idaacada oo muddo sannad ku dhow ay...
The United Nations investigators concluded their investigation into whether Turkey violated the international sanctions imposed on Somalia, after bringing an armed plane to Somalia that was not accompanied by the UN, according to Nordic Monitor. According to the committee of experts on Somalia issues that monitors the conflict situation in...
Baarayaasha Qaramada Midoobay ayaa soo gabagabeeyay baaristooda ku aadan in Turkiga uu ku xad-gudbay cunaqabateynta caalamiga ah ee saaran Soomaaliya, kadib markii uu keenay Soomaaliya diyaarado hubeysan oo aan la socon UN-ka, sida uu sheegay Nordic Monitor. Sida laga soo xigtay guddiga khubarada arrimaha Soomaaliya ee u kuurgala xaaladda colaadeed...
Ka bixitaanka Ciidamada nabad ilaalinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa billaaban doonta bartamaha sanadkan, sida ay sheegeen dalalka ay ciidamada ka joogaan Soomaaliya. Sida ku cad Qaraarka 2670 (2022), Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay wuxuu si wada jir ah u taageeray go'aanka Midowga Afrika ee ah in la qaato...
Waxaa Maanta garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho laga soo dajiyay qeyb ka mid ah muwaadiniintii ugu horeysay ee laga soo daad gureeyay dalka Suudaan. Muwaadiniinta laga soo dajiyay garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa halkaasi kusoo dhaweeyay masuuliyiin ka tirsan Wasaaradda Arrimaha Dibadda Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya. Muwaadiniinta Maanta...
The President of Somalia, Hassan Sheikh Mohamud, is scheduled to travel to Kampala later today to attend the summit of the countries where troops are stationed in Somalia. This meeting will assess achievements in the implementation of ATMIS mandates, review of the ATMIS mitigation plan, and compliance with United Nations...
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa inuu maanta galin dambe u safro magaalada Kampala si uu uga qeyb galo shir madaxeedka dalalka ay ciidamada ka joogaan Soomaaliya. Shirkan ayaa lagu qiimeynayaa guulaha laga gaaray fulinta waajibaadka ATMIS, dib u eegista qorshaha dhimista ATMIS, iyo u hoggaansanaanta Qaraarka Golaha...