Wararka ka imaanaya degmada Jilib ee gobolka Jubada dhexe ayaa sheegaya in dagaalamayaasha kooxda Al-shabaab ay shalay galinkii dambe halkaasi ku toogteen shan ruux oo ay ku eedeeyeen iney ahayeen basaasiin la shaqeynaayay Sirdoonada dowladaha Soomaaliya iyo Mareykanka.
Mid ka mid ah shanta ruux ee toogashada lagu fuliyay ayay kooxda...
Golaha Wasiiradda maamul goboleedka Puntland ayaa cod aqlabiyad leh ku ansixiyey in wax ka beddel lagu sameeyo Dastuurka maamulka Puntland, islamarkaana la kordhiyo Xisbiyada Siyaasadeed ee doorashada golayaasha deegaanka ku soo baxaya.
Golaha Wasiiradda ayaa u codeeyay in wax laga badelo qodobka 46-aad oo dhigaya in Puntland ay yeelato 3...
Golaha Wasiirrada Soomaaliya ayaa sheegay in 70% hoos loo dhigay weeraradii ay kooxda Alshabaab ka geysan jireen dalka, iyagoo bogaadiyey ciidamada amniga oo guula ka gaaray dagaalka dib xorreynta dalka.
War-saxaafadeed kasoo baxay shirka golaha wasiirrada ayaa lagu sheegay in lagu guuleystay xasillinta caasimadda, taasoo ay sheegeen inay sababtay in...
United Nations Secretary-General António Guterres has appointed British national Catriona Laing as the new envoy to Somalia and head of the United Nations Assistance Mission in Somalia (UNSOM).
Catriona Laing will take over from American James Swan, who has been praised for his leadership during his tenure.
Laing has more than...
Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay António Guterres ayaa u magacaabay Catriona Laing oo u dhalatay dalka Ingiriiska ergeyga cusub ee Soomaaliya iyo madaxa xafiiska Qaramada Midoobay ee Kaalmaynta Soomaaliya (UNSOM).
Catriona Laing ayaa xilka kala wareegaysa James Swan oo u dhashay dalka Maraykanka, kaas oo lagu ammaanay hoggaamintiisa inta uu...
Hay’adaha caalamiga ah ee ka shaqeeya gargaarka ayaa walaac xooggani ka muujiyay in xaaladda colaadeed ee ka jirta dalka Suudaan ay Caqabad ka noqon karto ka jawaabida hawlaha gargaarka ee Soomaaliya.
Qaar badan oo kamid ah hay’adaha samafalka ayaa laga yaabaa inay u weecdaan dhinaca dalka Suudaan, halkaas oo ay...
Waxaa markale isa soo taraya cabsida iyo walwalka laga muujinaayo inuu fatahaad sameeyo wabiga Shabeelle ee dhexmara magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.
Wabiga todobaadyadii lasoo dhaafay heerka biyaha uu waday ahaaa mid dhex dhexaad ah, kadib markii ay hoos u dhaceen biyo farabadan oo laga cabsi qabay bishii Ramadaan...
Ref-IXSS/01 Date03/05/2023
To: UN Secretary General Antonio Guterres.
From: Somali Political Parties.
CC: Representative of the Secretary General of the United Nations in Somalia.
Mr. Secretary, we are asking you several questions related to the fate of our country Somalia, is it in the interest of the United Nations that our country is...
The Federal Government of Somalia and the European Union today launched a Cooperation Process that paves the way for a new partnership that will take place over the next two years.
Mr. Josep Borrell Fontelles, the representative of the Vice President of the European Union, said that the cooperation process...
Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Midowga Yurub ayaa maanta daahfuray Geeddi-socod Wadashaqayneed oo dhabaha u furaya iskaashi cusub oo dhex maraya labada sano ee soo socota.
Mr. Josep Borrell Fontelles oo ah Wakiilka Madaxweyne Ku-Xigeenka Midowga Yurub, ayaa sheegay in geeddi-socodka wada shaqayneed uu diirrada saarayo saddex arrimood oo kala ah,...


















