Pte Wilson Sabiti oo ah askari katirsan ciidamada Uganda ayaa toogasho ku dilay wasiiru dowlihii wasaaradda shaqada, shaqaalaha iyo xiriirka warshadaha ee Uganda, Charles Okello Engola.
Warbaahinta dalka Uganda ayaa qoraysa in Pte Wilson uu Soomaaliya ka soo shaqeeyay muddo sanad dhan ah, sida ay kasoo xigteen saraakiil katirsan ciidamada...
President Hassan Sheikh who said that they received a lot of support in the fight against Al-Shabaab
The President of Somalia, Hassan Sheikh Mohamud, said that the government has received a lot of support in the fight against al-Shabaab to liberate many areas.
The president said that the world has turned to support Somalia, after the government put its forces into the fight against al-Shabaab.
"You have seen...
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar kooxo hubeysan ay Xalay ka geysteen tuulada Indha keyd oo ku taala Waqooyi gobolka Galgaduud ee maamulka Galmudug, kaasoo sababay dhimashada iyo dhaawaca dad xoolo dhaqato ah.
Inta la xaqiijiyay ilaa sadax ruux ayaa ku dhimatay weerarkaan ay geysteen Maleeshiyaadka hubeysan, waxaana ku...
Guddoomiyaha barlamaanka Puntland, Abwaan Cabdirashiid Yuusuf Jibriil ayaa magacaabay guddi shan xubnood ka kooban oo kasoo talo bixiya wax-ka bedel lagu sameynayo dastuurka.
Guddoomiyaha barlamaanka ayaa sheegay in Madaxweyne Deni uu usoo gudbiyay soo jeedinta ku saabsan in dastuurka wax laga beddelo.
Guddigan uu magacaabay ayaa waxay falanqeyn ku sameyn doonaan...
The Office of the Attorney General of the Somali Government has filed charges against 36 foreign defendants in the Banadir Regional Court.
These foreigners are accused of illegal fishing, and the prosecutor's office has asked the regional court to postpone their trial.
A statement issued by the National Prosecutor's Office said...
Xafiiska Xeer ilaaliyaha guud ee dowladda Soomaaliya, ayaa Maxkamadda gobolka Banaadir u gudbiyay eedda 36 eedeysane oo ajaanib ah.
Ajaanibtan ayaa waxay ku eedeysan yihiin kalluumeysi sharci darro ah, waxaana xafiiska xeer ilaalinta uu maxkamadda gobolka ka codsaday in lasoo muddeeyo dhageysiga dacwadoodda.
Qoraal kasoo baxay xafiiska xeer ilaalinta qaranka ayaa...
Inta la xaqiijiyay afar caruur ah oo wada dhalatay ayaa geeriyootay, kadib markii uu kusoo dumay guri qadiimi ah oo ay daganayeen oo ku yaala degmada Shangaani ee magaalada Muqdisho.
Gurigaan oo ka mid ahaa guryaha qadiimiga ah ee ku yaala degmada Shangaani ee magaalada Muqdisho ayaa la sheegay in...
The President of the Federal Government of Somalia, Hassan Sheikh Mohamud, who prayed today at the Presidential Mosque with hundreds of people including MPs, Ministers and other officials of the Government of Somalia, strongly criticized the President of the Puntland administration Saeed Abdullahi Deni.
President Hassan Sheikh Mohamud, in his...
Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo Maanta Salaadii Jimcaha kula Tukaday Masjidka Madaxtooyada boqolaal dadweyne ah oo ay ka mid ahayeen Xildhibaano, Wasiiro iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan dowladda Soomaaliya ayaa si adag u dhaliilay madaxweynaha maamulka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni.
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si...
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal culus oo qaatay ku dhawaad sadax saacadood oo xiriir ah oo saakay ka dhacay deegaanka Maxamed Xasan oo ku yaala Koonfurta magaalada Baledweyne.
Dagaalka oo ahaa mid leysku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan ayaa u dhaxeeyay ciidamada dowladda iyo kuwa dadka deegaanka ee...


















