Raysul wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa ku dhawaqey qiimaha Xajka sanadkan, kaddib munaasabad galabta ka dhacdey Xarunta Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee magaalada Muqdisho.
Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Sheekh Mukhtaar Roobow Cali, ayaa Raysul Wasaaraha ku sharfey inuu asaga si rasmi ugu dhawaaqo qiimaha xajka ee...
Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb galay dood furan oo si toos ah loogu weydiinayay su'aalo kala duwan oo la xariira xaalada dalka iyo waxqabadka dowladdiisa ayaa si faahfaahsan uga hadlay arrimo ay ka mid ahayeen in dowladiiisa ay ka go'an tahay in dalka laga...
Wasiirka Gaashaandhigga xukuumadda Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa la kulmay ku xigeenka ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Anita Kiki.
Labada mas’uul ayaa ka wada hadlay arrimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin kordhinta taageerada dhanka saadka ah ee ciidamada qalabka sida iyo qaadista cunaqabateynta hubka...
Ciidanka Xoogga Dalka ee ku sugan Koonfurta gobolka Mudug ayaa la sheegay inay howlgal qorshaysan ku dileen 60 ka tirsan Alshabaab oo ku Jiraan Ajaaniib ka yimid Dalal kale
Dilkan ayaa ka dambeeyay ka dib howlgal qorsheysan oo saaka ciidanku ka fuliyeen Cali -qaboobe oo qiyaastii 30 KM dhanka Koonfureed...
Nimco Cabdiwali Cismaan oo ahayd 16 sano jir xaas ah, ayaa la kufsaday kaddibna tooreey ayaa lagu dilay, sida uu warbaahinta ka sheegay Aabbaheed oo lagu magacaabo Cabdiwali Cismaan.
Falkaan ayaa lagu eedeeyay inuu ka dambeeyay saygeeda, kaas oo isaga iyo rag kale ay si arxan darro ah u kufsadeen...
Dowladda Soomaaliya ayaa maanta oo axad ah dalka ku soo celisay 123 muwaadin oo ku xanibnaa dalka Sudan kuwaas oo u badan Ardey.
78 kamid ah muwaadiniintan ayaa la geeyay magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka, halka 45 kalena laga dajiyay Magaalada Garoowe.
Muwaadiniinta oo safar dhulka ah ku tagay Ethiopia ayaa...
Madaxweynihii hore ee maamulka Puntland, ahna sanator katirsan qalka sare ayaa uga digay madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, inuu furo dastuurka maamulkiisa.
Cabdiraxmaan Faroole oo hoggaamiye ka ah urur siyaasadeedka mucaaradka ee Horseed, ayaa sheegay in ay caaqib xumo ka dhalan karta furitaanka dastuurka Puntland, isagoo sheegay in Puntland ku...
Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya, gaar ahaan kuwa Kumaandooska Danab oo kaashanaya ciidamada dib u xureynta deegaanka ayaa howlgalo ka dhan ah Ururka Al-shabaab ka sameeyay sacaadahi lasoo dhaafay deegaano ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe.
Ciidamada is garabsanaya ayaa howlgalka si gaar ah uga fuliyay deegaanka Ceel Cali godle iyo deegaano...
It is a long report that covers many aspects and was written by MP- A/rahman A/shakur, who started his writing with:-
I am an MP in 6 Whatsapp groups, starting with the lower community of Ayr, Habargidir, Hawiye, Galmudug MPs, one dedicated to the Parliament and the General Assembly. None...
Waa Warbixin Dheer oo Dhinacyo Badan Taabaneysa uuna Qorey Xildh C/raxmaan C/shakuur,isagoo Qoraalkiisa Ku billaabey:-
Waxaan ahay xildhibaan ku jira 6 Whatsapp group ka billawda kan beesha hoose ee Cayr, ku xiji kan Habargidir, Hawiye, xildhibaannada Galmudug, mid loo bixiyey aayaha Baarlamaanka iyo kan guud ee Golaha shacabka. Midkoodna hawlihii...


















