Al-Shabaab ayaa meesha ka saartay hoggaamiye sare oo Milatari ah oo taliye u ahaa dagaalyahanada ka howlgala xudduudaha Soomaaliya iyo Kenya iyadoo uu sii kordhayo khilaafka iyo sifeynta ka dhex jirta hoggaanka kooxda.
Horjooge Ayman oo ah taliyaha ciidamada Milateriga ee loo yaqaano “Jeyshu Eyman” oo ah ciidamo ka tirsan...
Maamulka Puntland ayaa jawaab ka bixiyay eedayntii ay soo jeedisay Dowladda federalka Soomaaliya, taasoo ahayd inay Puntland fashilinayso dadaalada daynta Soomaaliya.
Wasiirka qorshaynta Puntland, Maxamed Siciid Faroole, oo Garowe kula hadlayay kumanaan shacab ah, ayaa sheegay Puntland in aysan jirin wax mashaariic ah oo kasoo gaaray deymihii balaayiinta ahaa ee...
Security forces have arrested six people suspected of having explosives that were planned to be used in anti-government protests in the capital city of Kampala.
Major Charles Kabona, a spokesman for the Ugandan Defense Forces, said the joint operation was carried out based on information received on Monday morning.
The demonstration,...
Ciidamada ammaanka ayaa gacanta ku dhigay lix qof oo looga shakisan yahay in lagu helay walxaha qarxa oo la qorsheynayay in loo adeegsado dibadbaxyada dowladda looga soo horjeedo ee ka dhacaya magaalada caasimadda ah ee Kampala.
Major Charles Kabona, oo ah afhayeenka ciidamada difaaca Uganda, ayaa sheegay in howlgalada wadajirka...
Wabiga Shabeelle ee dhexmara magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa xalay ku fatahay qeybo ka mid ah xaafadaha magaalada Baledweyne.
Xaafadaha Kooshin, Howlwadaag iyo Buundaweyn ayuu karkaarada ka jabsaday wabiga Shabeelle oo dhowrkii maalmood ee lasoo dhaafay waday biyo aad u farabadan, islamarkaana laga cabsi qabay inuu fatahaad sameeyo.
Waxaa...
The Federal Government of Somalia has announced that the armed forces and the local people who cooperate with each other have carried out planned operations in the last few hours in the district of Eldheer and its surroundings to arrest some of the leaders of the Al-Shabaab group.
The operations...
Dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa shaacisay in ciidanka xoogga dalka iyo kuwa dadka deegaanka oo is iskaashanaya howlgalo qorsheysan ay ka sameeyeen saacadahii lasoo dhaafay degmada Ceeldheer iyo nawaaxigeeda in lagu soo qabtay xubno ka mid ah horjoogayaasha kooxda Al-shabaab.
Howlgalada ayaa la sheegay in ciidamada ay si gaar uga sameeyeen...
Dowladda Soomaaliya ayaa soo dhaweysay wada-hadallada nabadeed ee u dhaxeeya dhinacyada isku haya dalka Suudaan, wada hadalladaas oo uu martigelinayo Sacuudiga, waxayna ku baaqday in la dhaqan galiyo xabbad joojinta.
War saxaafadeed ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya, ayaa lagu xusay in dowladdu ay bogaadisay qabsoomidda wadahadallada oo ay...
Guddoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa ku dhawaaqay go'aano ka dhan ah gaadiidka ka shaqeya deegaanada dhaca jiinka wabiga Shabeelle ee u dhaxeeya magaalooyinka Baledweyne iyo Buulaburte ee gobolka Hiiraan.
Guddoomiye Jeyte ayaa amar ku bixiyay in Maanta kadib aanan la arki karin gaari ka baxaya Baledweyne ama...
Pte Wilson Sabiti, a Ugandan army soldier, shot and killed the Minister of State for the Ministry of Labour, Labor and Industrial Relations in Uganda, Charles Okello Engola.
Ugandan media reports that Pte Wilson has worked in Somalia for a year, according to Uganda Defense Forces (UPDF) officials.
The shooting took...


















