Sunday, August 9, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Guddoomiyaha gobolka Mudug ee Puntland, Faysal Sheikh Cali jifo-jabsade, ayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeen shabakado katirsan Alshabaab, kuwaas oo uu sheegay inay doonayeen inay qaraxyo ismiidaamin ka fuliyaan goobaha lagu ciidayo ee Gaalkacyo. Guddoomiyaha gobolka Mudug wuxuu sheegay sidoo kale in laamaha amnigu ay qabteen Shabaabkii Gaalkacyo dilalka...
Dhacdo  naxdin leh ayaa ka jirta Deegaanka Tareedisho ee duleedka Muqdisho, gaar ahaan qabuuraha Macalin Nuur,  taasi oo ku aadan in meydadkii la aasay 50 sanno ka hor ay hadda la baxayaan eheladooda, kaddib markii dad aan la garaneynin ay xili habeen ah burburiyeen qabuuraha. Dhulkan ayaa dhowr iyo 50 ...
More than 700 deaths were recorded in Somalia between 27 May and 23 June 2023, according to a database compiled by ACLED, a project that analyzes armed conflicts. The death was said to be the result of dozens of attacks by the Al-Shabaab group targeting the African Union ATMIS forces,...
In ka badan 700 oo dhimasho ah ayaa laga diiwaan galiyay Soomaaliya intii u dhaxaysay 27-kii May ilaa 23 June-kii 2023, sida lagu sheegay xog ururin uu sameeyay mashruuc lagu magacaabo ACLED, oo ka shaqeeya falanqaynta isku dhacyada hubaysan. Dhimashada ayaa la sheegay inay ka dhalatay daraasiin weeraro ah oo...
The United States has lifted some aid restrictions in Ethiopia in view of progress made in the field of human rights, according to White House national security spokesman John Kirby. The progress in the field of human rights took place especially after the ceasefire agreement signed by the Ethiopian government...
Mareykanka ayaa ka qaaday qaar ka mid ah xayiraadaha gargaarka ee Itoobiya iyadoo la eegayo horumarka laga gaaray dhanka xuquuqul insaanka, sida uu sheegay afhayeenka amniga qaranka ee Aqalka Cad John Kirby. Horumarka dhinaca xuquuqul insaanka ayaa dhacay gaar ahaan ka dib heshiiskii joojinta colaadeed ee ay kala saxeexdeen dawladda...
The African Union Mission in Somalia (ATMIS) has concluded the first phase of what it calls the reduction of its forces after transferring the last two bases that were part of seven bases. The ATMIS mission said that they took this step to enable the reduction of 2000 soldiers. All seven...
Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa soo gebagebeeyey wejigii koowaad waxay ugu yeereen dhimista ciidamadooda kadib markii ay wareejiyeen labadii saldhig ee ugu dambeeyay oo qeyb ka ahaa todobo saldhig. Howlgalka ATMIS ayaa sheegay tallaabadan inay u qaadeen, si ay u suurtagasho dhimista 2000 oo askari. Dhammaan todobada saldhig oo...
Ururka Al-shabaab ayaa sheegtay masuuliyada qarax miino oo khasaare geystay oo maanta ka dhacay tuulada Daarunimca ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Qaraxa oo ahaa miinada nooca dhulka lagu aaso ayaa lala eegtay ciidamo ka tirsan dowladda iyo kuwa Macawiisleeyda, waxaana ku dhintay laba sarkaal oo ka tirsana ciidanka dowladda iyo kuwa...
The 63rd anniversary of the independence of the Southern Regions from the Italian colony and the union of the Northern and Southern regions of Somalia on July 1, 1960 was held last night in Las-Aanod, the capital of Sool region. The event was attended by members of the two houses...