Waxaa xalay Magaalada Laas-caanood ee xarunta gobolka Sool, lagu qabtay xuska 63-sanno guuradii kasoo wareegtay markii Gobollada Koonfureed xorrimada ka qataan gumeystihii Talyaaniga iyo midowgii gobollada Waqooyi iyo Koonfur ee soomaaliya ee kowdii July 1960-kii.
Munaasabada waxaa ka qeyb galay Xildhibaanno katirsan labada golle ee Baarlamaanka Soomaaliya, Garaadada, isimada dhaqanka,...
The Minister of Defense of Somalia, Abdulkadir Mohamed Noor, together with his Ugandan counterpart, Vincent Bamulangak, has trained thousands of new soldiers in the country's Armed Forces, who have been undergoing military training in Uganda for several months.
These new soldiers will be deployed to the front lines of the...
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur oo uu weheliyo dhiggiisa Uganda, Vincent Bamulangak ayaa tababar u soo xiray kumannaan askari oo cusub oo ka tirsan Ciidanka Xoogga dalka, kuwaas oo muddo dhowr bilood ah tababar ciidan ku qaadanayay dalka Uganda.
Askartan cusub ayaa la geyn doonaa furimaha hore ee dagaalka...
The president of the Hiran State administration, Ali Jeyte Osman, issued a circular appointing new members of the Hiran State administration.
The circular from the office of President Ali Jeyte Osman appointed the governors of Hiran region and a new region which he named Upper Shabelle.
The governor of Hiraan region...
Madaxweynaha maamulka la baxay Hiiraan State Cali Jeyte Cismaan ayaa wareegto uu soo saaray ku magacaabay xilalka xubno cusub oo ka mid noqonaya maamulka Hiiraan State.
Wareegtada kasoo baxday xafiiska madaxweyne Cali Jeyte Cismaan ayaa lagu magacaabay guddoomiyaasha gobolka Hiiraan iyo gobol cusub oo uu ugu magacdaray Shabeellaha Sare.
Guddoomiyaha gobolka...
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal culus oo waabarigii hore ee saakay ka dhacay tuulada Daarunimca oo ka mid ah deegaanada hoostaga deegaanka Ruunirgood ee gobolka Shabeellaha Dhexe.
Dagaalka ayaa yimid kadib markii ciidamo ka tirsan kooxda Al-shabaab ay weerar ku qaadeen tuulada Daarunimca, halkaas oo la sheegay inuu...
Ciidamada Booliiska sida gaarka ah u tababaran ee Haramcad ayaa galinkii hore ee maanta howlgal qorsheysan ka sameeyay deegaano hoostaga degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha Hoose.
Ciidamada ayaa howlgalkooda ku beegsaday Maxkamad kooxda Al-shabaab ku laheyd deegaan ka tirsan degmada Afgooye, taasoo la tilmaamay in looga soo xukun doonan jiray...
The reports reaching us from areas of the Ethiopian Somali Regional Government say that there was snow and strong winds yesterday.
Reports say that areas between the cities of Jigjiga and Wajale have been hit by snow and strong winds.
The chairman of the village of Awbare Saxane Yusuf Barkhadle, who...
Wararka naga soo gaaraya deegaano ka tirsan dowlad deegaanka Soomaalida itoobiya ayaa sheegaya in Shalay halkaasi ay ka da'een baraf iyo dabeylo xoogan oo wada socday.
Wararka ayaa sheegaya in deegaano u dhaxeeya magaalooyinka Jigjiga iyo Wajaale iney ka da'een barafka iyo dabeylaha isla socda oo la sheegay iney tahay...
Taliska ciidanka Booliiska qeybta guud ee gobolka Banaadir ayaa soo bandhigay nin dhalinyaro ah oo ku eedeysan inuu xaday canuga yar.
Ciidamada Booliiska ee ka howlgala Saldhiga degamada Wadajir ee magaalada Muqdisho ayaa la sheegay iney gacanta kuso dhigeen ninkaan eedeysanaha ah.
Booliiska gobolka Banaadir ee shaaciyay sawirka ninkaan eedeysanaha ah...


















