Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysan oo ciidamo ka tirsan kuwa Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya ay ka sameyeen inta u dhaxeysa deegaanada Bariire iyo sabiid ee gobolka Shabeellaha Hoose.
Howlgalka oo si gaar ah uga dhacay tuulada lagu magacaabo Macalinka oo u dhaxeysa Bariire iyo Sabiid ayaa...
Additional reports are coming from a number of artillery shells that hit the Somali Presidential Palace in Mogadishu around the morning of the morning prayer.
The mortars caused casualties including death and injuries to civilians in their homes.
It has been confirmed that a Somali father and his daughter died when...
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya tiro madaafiic ah oo lagu garaacay xarunta Madaxtooyada Soomaaliya ee magaalada Muqdisho abaare Salaadii Subax ee Saakay.
Hoobiyaasha ayaa geystay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo soo gaaray dad shacab ah oo ku sugna guryahooda.
Inta la xaqiijiyay Aabe Soomaaliyeed iyo Gabar uu dhalay...
Madaxweynihii hore ee maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare, ayaa sheegay inay socdaan qorshayaal lagu fashilinayo guulaha reer Hiiraan ay ka gaareen dagaalka Alshabaab.
Qoraal uu bartiisa Twitter kusoo daabacay, ayuu madaxweyne hore Waare ku sheegay in colaad laga dhex abuurayo beelaha Abgaalka iyo Xawaadle, si Alshabaab loo siiyo fursad ay...
The Minister of Endowment and Religious Affairs of Somalia, who is in the Holy City of Makkah al-Mukarama in Saudi Arabia, spoke about the challenges faced by the Somali pilgrims who performed the Hajj this year.
Minister Robow said that there are 4 Somali pilgrims who died this year, two...
Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha Diinta ee Soomaaliya oo ku sugan Magaalada Barakeysan ee Makka al-mukarama ee Sacuudi Carabiya, ayaa ka hadlay caqabadihii ay la kulmeen Xujeyda Soomaaliya ee Sannadkan ku soo gutay Acmaasha Xajka.
Wasiir Roobow ayaa sheegay in Xujeyda Soomaaliyeed ee sannadkan geeriyootay ay yihiin 4 ruux oo...
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysan oo saacadahii lasoo dhaafay ka sameeyeen ciidamada dowladda Fedaraalka Soomaaliya iyo kuwa maamulka Jubbaland deegaano hoostaga degmada Dhoobleey ee gobolka Jubbada hoose.
Howlgalka ayaa ciidamada is kaashanaya waxay si gaar ah uga fuliyeen goob la sheegay iney isku aruursanayeen dagaalamayaal ka tirsan...
The Minister of Internal Affairs and Reconciliation of the Federal Government of Somalia, Ahmed Macalin Fiqi, held a meeting in Mogadishu with the Special Envoy of the African Union in charge of Somalia, the head of ATMIS Ambassador Mohamed El-Amine Souef, the commander of ATMIS Lt. General Sam Okiding...
Dawladda Soomaaliya oo Kala Hadashey Ciidamada Atmis Xasilinta Deegaanada Laga Xoreeyey Al-shabaab..
Wasiirka Wasaaradda arrimaha gudaha iyo dib u heshiisiinta Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa kulan kula qaatay magaalada Muqdisho Ergayga gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya ahna madaxa ATMIS Danjire Mohamed El-Amine Souef, taliyaha ciidanka ATMIS Lt. Jenaral Sam Okiding iyo taliyaha Booliiska ciidanka ATMIS.
Kulanka ayaa...
Waxaa magaalada Garowe gaaray wafdi isimo ah, kuwaas oo halkaas u tagay ka qeyb galka shir ay Isimadu kaga hadli doonaan sidii loo dhamayn lahaa khilaafka siyaasadeed ee ka dhex taagan madaxweynaha Puntland iyo mucaaradka.
Isimada gaaray Garowe, waxaa kamid ah Islaan Bashiir Islaan Cabdulle, oo kasoo safray magaalada Gaalkacyo....


















