Puntland ayaa xabsiga ku dhigtay afar nin oo lagu eedeeyay inay xiriir la leeyihiin burcad-badeedda Soomaalida ee gacanta ku haysta maraakiib ganacsi oo lagu afduubtay xeebaha maamulka.
Warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegay in mid ka mid ah ragga la xiray uu ahaa turjubaanka mid ka mid ah burcad-badeedda haysata...
Dowladda Iran ayaa si adag uga digtay qorshaha cusub ee uu ku dhawaaqay madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump, kaas oo lagu magacaabay “Mashruuca Xoriyada”, laguna doonayo in maraakiibta ku xanniban lagaga saaro marinka istiraatiijiga ah ee Hormuz.
Xildhibaan sare oo ka tirsan baarlamaanka Iran, Ibraahim Caziizi (Ebrahim Azizi), ayaa sheegay in...
Xiisad cusub ayaa ka taagan xeebaha Yemen kadib markii ay adkaatay in dib loo soo celiyo markab shidaal oo lagu magacaabo “MT Eureka”, kaas oo laga soo afduubtay xeebaha gobolka Shabwah, islamarkaana ay saarnaayeen 12 badmaax oo u kala dhashay Masar iyo Hindiya, Waxaa sidoo kale soo baxaya shaki...
Guddiga Madaxabannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa maanta si rasmi ah u soo saaray jadwalka dhammeystiran ee doorashooyinka dowlad goboleedyada dalka ee sanadka 2026, iyadoo doorashooyinka ugu horreeya ay ka bilaaban doonaan Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed bishaan aan ku guda jirno ee May.
Sida ku cad jadwalka guddiga, Dowlad...
Howlgalka Kala-guurka ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNTMIS) ayaa si rasmi ah u soo dhaweeyay casuumaadda ay Dowladda Federaalka Soomaaliya u fidisay dhinacyada siyaasadda si loo qabto shir looga arinsanayo xaaladda Siyaasadeed ee dalka uu maraayo si looga wada hadlayo arrimaha masiiriga ah oo ay Dowladda iyo Mucaaradku isku...
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ku casuumay Golaha Mustaqbalka Soomaaliya in ay ka qeyb galaan kulan magaalada Muqdisho ka dhicidoona 10-ka May 2026.
War-saxaafadeed ka soo baxay madaxtooyada ayaa lagu sheegay in casuumaaddan ay timid kaddib wadatashiyo uu madaxweynuhu la yeeshay dhinacyada kala duwan ee bulshada toddobaadyadii...
Wasiirka Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Farah Sheikh Abdulkadir, ayaa amar ku bixiyay in si degdeg ah looga guuro dhulka ay leedahay Jaamacadda Soomaaliya oo ay deggen yihiin dad shacab ah.
Amarkan ayaa la soo saaray xilli uu wasiirku ka hadlayay munaasabad lagu dhagax dhigayay mashruuca...
Walaaca laga qabo burcad-badeednimada ayaa si degdeg ah uga sii xoogaysanaya gobolka Geeska Afrika, kadib markii laba markab la afduubtay iyo dhacdooyin kale oo shaki leh oo laga soo sheegay galbeedka Badweynta Hindiya, taasoo keentay in saraakiisha amniga badda ay sare u qaadaan heerka khatarta gobolka.
Qiimeyntiisii ugu dambeysay, Xarunta...
Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa guddoomiyey shirkii toddobaadlaha ahaa ee Hoggaanada, Qeybaha, Fadhiyada Madaxa-bannaan, iyo talisyada Dekedda iyo Garoonka Diyaaradaha, kaas oo diiradda lagu saaray xaaladda guud ee amniga dalka, gaar ahaan caasimadda Muqdisho.
Kulanka ayaa sidoo kale waxaa ka qeyb galay saraakiisha saldhigyada Booliiska...
Xujeydii ugu horreysay ee Soomaaliyeed ayaa maanta si rasmi ah looga sagootiyay Garoonka magaalada Muqdisho ee Aadan Cade kuwaas oo u amba baxay gudashada waajibaadka Xajka ee sanadkan.
Munaasabadda sagootinta waxaa daahfuray Wasiirka Diinta iyo Arrimaha islaamka Sheekh Mukhtaar Roobow, kaas oo si rasmi ah u furay duulimaadyadii ugu horreeyay...


















