Thursday, July 23, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Xiisad culus ayaa ka taagan gobolka Khaliijka, kaddib markii dowladda Iiraan ay weerarro gantaallo ah ku qaadday dalal dhowr ah oo deris la ah, kuwaas oo kala ah Qatar, Sacuudi Carabiya iyo Imaaraadka Carabta. Dowladda Qatar ayaa sheegtay in weerarrada lagu badhtilmaameedsaday xarunta weyn ee gaaska ee Ras Laffan ay...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen), ayaa ku dhawaaqay in maamulkiisa uu jaray xiriirkii kala dhaxeeyay Dowladda Federaalka Soomaaliya. “Laga bilaabo maanta wax xiriir ah nagama dhexeeyo dowladda federaalka ilaa laga keeno wax Soomaali isku raacsan tahay,” ayuu yiri madaxweynaha Koonfur Galbeed oo galabta shir jaraa’id ku...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen), ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay inuu iska casilay Xilkii iyo Xubinimadii Urur siyaasadeedka uu Hogaamiyo Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, isagoo hore uga ahaa guddoomiye ku xigeen. Go’aankan ayaa imanaya xilli ay sii xoogeysanayaan xiisadaha siyaasadeed ee u dhexeeya maamulka...
Waxaa maanta cirka isku shareertay xiisad siyaasadeed oo u dhaxeysa Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, kadib markii tiro wasiirro ah oo ka soo jeeda maamulkaas loo diiday inay u safraan magaalada Baydhabo. Wasiirradan oo la sheegay inay qeyb ka yihiin kuwa Koonfur Galbeed, ayaa waxaa hoggaaminayay Wasiirka...
Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, ayaa si kulul u dhaliilay dalalka ku bahoobay isbahaysiga NATO, kaddib markii ay intooda badan diideen inay si toos ah uga qayb qaataan howlgalka militari ee ka socda Iiraan, isagoo tallaabadaas ku tilmaamay “qalad doqonimo ah.” Trump oo warbaahinta kula hadlay Aqalka Cad xilli uu martiqaaday...
Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay inuu joojiyay wada-shaqeyntii uu la lahaa Dowladda Federaalka Soomaaliya. War-saxaafadeed kasoo baxay maamulka Koonfur Galbeed ayaa lagu sheegay in go’aankan uu yimid kadib baaritaan dheer iyo qiimeyn ay ku samaysay xaaladda guud ee dalka iyo waxa ay ku tilmaantay faragelin...
Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump, ayaa hadal uu ka jeediyay xafiiska Oval Office ku sheegay in Soomaaliya ay tahay “dal ka hooseeya dunida saddexaad oo ka tirsan duni afraad”, isaga oo mar kale ku celiyay eedeymo uu u jeediyay xildhibaan Ilhan Omar. "Soomaaliya waa dal ka tirsan dunida afraad, Waa mid...
Arrinta uu soo Hadal qaado Mar kasta Madaxweynaha Dalka Mareykanka Trump ee La Xiriirta Arriaha Dadka Soomaalida iyo Nidaamkooda Dawladnimo waa mid xasaasi ah oo u baahan in si dheellitiran loo eego, ma aha wax si toos ah hal sabab loogu koobi karo, balse waxaa jira dhowr arrimood oo...
Wasaaradda Amniga Gudaha ee Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta ku wargelisay dhammaan saraakiisha in aysan magaalada Baydhabo uga bixi karin wax safar ah ilaa amar dambe. War saxaafadeed ay soo saartay wasaaradda amniga ee Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Amarkan lagu soo rogay saraakiisha ay qeyb ka...
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa sheegay in dowladdiisu la xidhiidhay ugu yaraan toddobo dal si ay uga qayb qaataan sugidda ammaanka marinka muhiimka ah ee Hormuz, xilli xiisadda dagaal ee u dhexeysa Maraykanka, Israa’iil iyo Iiraan ay weli saameyn ku yeelanayso gaadiidka shidaalka ee caalamka. Trump ayaa warbaahinta kula hadlay...