Ref: ALF27072016
Date: July 27, 2016
Chair, The coalition of political parties
Mogadishu, Somalia
Re: Nomination of 2016 Electoral Commission, its independence and constitutionality
Dear Chair,
Thank you for your letter addressed to our law firm, in which you requested a legal opinion on the nomination process of 2016 electoral commission, its independence and constitutionality.
Please...
Kulan ay yeesheen taliyeyaasha sare ee AMISOM ayaa lagu gorfeeyay waxqabadka hawlgalka iyo sidii loo sii horumarin lahaa.
Taliyaha guud ee ciidamada AMISOM, Sareeye Gaas, Cusmaan Nuur Subagle ayaa ka dalbaday saraakiisha sarsare ee militariga ee AMISOM inay dib u eegid ku sameeyaan istaraatiijiyadaha haatan jira ee lagu horumarin karo...
Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa xukuumadda ku eedeeyey inay culays ku hayso gobolka Saaxil, isla markaana ay u diidan tahay shir ay yeelan lahaayeen beelaha gobolkaasi dega.
Xoghayaha warfaafinta xisbiga mucaaradka ah ee WADANI C/rashiid Xasan Mataan ayaa sheegay inay khalad tahay in beelaha dega qaarkood gobolka Saaxil oo...
Shir-weyne wada-tashi ah oo looga hadlayo Sharciga Dhismaha Waddooyinka iyo Buundooyinka Dalka, ayna soo qaban-qaabisay Wasaaradda Howlaha Guud, Dib u dhiska iyo Guriyeynta Somalia ayaa si rasmi ah Maanta ugu furmay Magaalada Muqdisho.
Kulankaan oo socon doona Muddo Seddex Maalmood ah, ayaa waxaa ka Qayb-qaadanaya Wasiirrada Wasaaradaha howlaha guud ee...
Iyadoo maalmahaan ay soo baxayeen in laga yaabo in doorashada dalka ay dib u dhacdo, ayaa waxaa haddana la filayaa in Magaalada Muqdisho ay kulamo ku yeeshaan Mas'uuliyiinta Soomaalida, kaasoo looga hadli doono Doorashooyinka iyo Xilliga ay dhacayaan.
Inkastoo Mas'uuliyiinta Soomaaliya ay sheegeen in doorashadu aysan dib uga dhici doonin...
Diyaaradaha dagaalka Mareeykanka ayaa markii ugu horeeysay howlgallo dhanka cirka ah ka fuliyay dalka Liibiya, ayagoo duqeeymo la beegsaday saldhigyo ay kooxda ISIL ku lahayd magaalada Sirta, sida laga soo xigtay dowladda wadaagga ah ee dalka Liibiya.
“Duqeymihii ugu horeeyay oo ay diyaaradaha mareeykanka la beegsadaan saldhigyada ururka ISIL ayaa...
Maamulka gobolka Gedo ayaa soo jeediyay eedeymo la xiriira raashin gargaar ah oo gobolkaa loo waday oo la musuqmaasuqay.
Raashinkaa ayaa waxaa wararku sheegayaan in ay bixisay dawlada dalka Turkiga. Maamulka Gedo ayaa sheegay in raashinkaa la geeyay suuqyada Kismaayo oo halkaa lagu sii iibiyay walow aan iib loogu tala...
-Dawlada dalka Canada, waa dawlada cusub ee dalkaase ayaa sheegtay inay wax ka baddalayso deeqda baniaadminimo ee ay caalamka intiisa kale siiso.
Haatan ayaa dawlada dalkaasi waxay wadaa qorshe lagu xaqiijinaayo in wax laga baddalo qaabkaa dalkaasi kusiiyo caawimaada dalalka kale ee caalamka khaasatan dalal gaaraya ilaa 20.
Wada hadalo amuurtaa...
Askari ka tirsan booliska Kenya ayaa dhaawacmay kadib markii bamb gacmeed lagu soo tuuray degmada Lamu ee dalka Kenya maanta.
Nin dhallinyaro ah oo ka tirsan dhallinyarada dalka Kenya ururka ay leeyihiin ee NYS ayaa isna dhaawacmay. Waxay labaduba ku dhaawacmeen bambadaas oo ay kusoo tuureen koox looga shakiyay inay...
Dawlad goboleedka Puntland ayaa waxay maanta u dabbaal dageysaa sanad guuradii 18aad ee kasoo wareegtay markii la aasaasay.
Munaasabado loogu dabbal dagayo 1da Agoosto oo ah maalintii dhidibada loo aasay xukunkaa Soomaaliyeed sanadkii 1998 ayaa ka socda meelo badan oo Puntland ah gaar ahaan xarunta Puntland ee Garowe. Madax sarsare...


















