Wednesday, September 9, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Tobanaan kun oo qof ayaa isugu soo baxay maagalada Gondor ee dalka jaarka nala ah ee Itoobiya maanta. Dadkaa oo isugu soo baxay dibad baxaa oo ilaa haatan oo aanu qoreyno warbixintaan socda ayaa la sheegay inay ka careysan yihiin qaabka shaqo ee dawlada Itoobiya guud ahaan iyo weliba inay...
Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa ku riday xukunno 31-qof oo lagu soo qabtay maandooriyeyaal, kuwaasoo isugu jiray rag iyo dumar, iyadoo saraakiisha ciidamada soo qatay ay sheegeeen in dadkan ay qaarkood isticmaalayeen Maan-dooriyaha halka kuwo kalena ay iibinayeen. Waxaana ka mid ahaa Xashiish iyo Qamri. Dhageysiga dacwadooda kaddib ayay maxakmaddu sii...
Dhisme ay ku badan yihiin Dadka Ajaanibta ah ee ku sugan Dalka Afgaanistana ayaa lagu qaaday weerar qaraxyo ah oo dhaliyay khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jirta. Weerarkaan oo loo adeegsaday Gaari weyn oo Waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa lala eegtay saldhigga Bagram oo ku yaalla duleedka xarunta dalka...
Gudiga doorashooyinka heer fedral ee uu sida sharcidarada ah uu ku magacaabey M//weynaha xilkiisu sii dhamaanayo Xasan Sheekh iyo madaxda madasha qaran kooxda la baxdey ayaa la yimid qorshe lama filaan ah oo aan loo fadhiyin. Iyagoo ku doonaya in doorashada waqtigeeda dib loo dhigo,maadaama ay ahaayeen dad markii horeba...
Munaasabad xalay oo ka dhacday Xarunta Villa Hargeysa ee Muqdisho oo lagu sagootinayay Cayaartoyda Puntland, ayaa waxaa ka qayb-galay Guddoomiyaha Baarlamaanka Somalia, Xildhibaannada Baarlamaanka, Wasiiro, Xeer Ilaaliyaha guud ee Qaranka, taliyaha Asluubta, Dublamaasiyiin uu ka mid ahaa; Danjiraha Jabuuti ee Somalia iyo marti sharaf kale. Xildhibaannad Khadiijo Maxamed Diiriye oo hadal...
Qaraxyo is-xigay ayaa goor-dhaweyn lagu weeraray xarunta dambi-baarista booliiska Somalia eee CID-da ee Muqdisho, taasoo ku dhaw isgoyska KM-4 ee magaalada Muqdisho. Sidoo kale, Qaraxyadan oo ahaa kuwo aad u culus, ayaa waxaa laga maqlay inta badan Muqdisho, waxaana ay ahaayeen kuwo loo adeegsaday Gaadiid laga soo buuxiyay waxyaabaha Qarxa. Markii...
-Sanadkaan 2016 ayaa waxaa badaha ku dhintay muhaajiriin badan oo isku dayaayay inay gaaraan Yurub. Sida uu qoray wargeyska 'The Independent' ee kasoo baxa dalka Ingiriiska wali waxaa sare usii kaceysa tirada muhaajiriinta badaha ku harqanaya. Sanadkaan waxaa baduhu liqeen in ka badan 3000. Muhaajiriinta ayaa isku dayaya inay ka baxsadaan...
Soomaali iyo Muslimiin badan ayaa dibad bax isugu soo baxay maagaalada Ottawa ee dalka Canada shalay. Dadkaa ayaa ka careysnaa dilkii boolisku dhowr maalmood ka hor u geeystay nin Soomaali ahaa oo waxoogaa dhimirka la sheegay inuu ka jiranaa, kaasoo ay ka qabteen meel u dhow gurigiisa oo magaaladaa ah. Ninkaa...
Safiirka Soomaaliya u fadhiya Kenya, Mudane Jamaal Maxamed Xassan ayaa xalay fiidkii hore soo booqday xaafada Soomaalidu u badan tahay ee Islii ee caasimada Nairobi Kenya. Safiirka ayaa meelihii uu booqday waxaa kujirta xarunta dhaqanka iyo aqriska ee Awjaamac ee Xaafada Islii. Safiirka Soomaliya ayaa wuxuu xarunta usoo booqday si uu...
Xukuumadda Turkiga ayaa Nigeria ka codsatay inay xirto tiro iskuullo ay sheegtay inuu leeyahay Fetullah Gulen oo dhawaan ay Dowladdu ku eedeysay in uu ka dambeeyay afgambigii dhicisoobay ee ka dhacay dalka Turkiga. Danjiraha Turkiga u fadhiya Dalka Nigeria, Hakan Cakil ayaa sheegay inuu codsaday in albaabada loo laabo 17-iskuul....