Tuesday, September 8, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Inta badan Siyaasiyiinta Somalia iyo Musharixiinta u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya, ayaa maanta soo Gaaray Magaalada Beledweyne, iyaga oo ka qeyb-gallay munaasabad soo dhaweyn ah oo loogu sameeyay Baar Xasan Dhiif. Siyaasiyiinta iyo Musharraxiinta Maanta gaaray degmada Beledweyne, ayaa Waxaa ka mid ah: RW-hii hore ee Somalia, C/wali Sh. Axmed,...
Badmareeno Talyaani ah oo la socday markab dagaalka ITS EURO ee Hawlgalka Atalanta ayaa waxay kula kulmeen Gacanka Cadmeed kalluumaysata Soomaaliyeed oo dhowr ah. Kalluumaysatada Soomaaliyeed ee ay la kulmeen badmareenadu aya waxay u sheegen inay badda ku jiran muddo 10 ilaa 15 casho ah si ay kalluunka u soo...
In ka badan kala barka 6 malyan oo carruur qaxooti ah ayaan heysan fursad ay wax uga bartaan iskoolo. Carruurtaa ayaa waxaa QM sheegtay in ay jiraan da'dii iskoolada ay wax uga baran lahaayeen balse aysan fursado waxbarasho oo rasmi ah heysan. Sanad walba waxaa sidoo kale kusoo darsama 600,...
Inta la Xaqiijiyay illaa Toddobo Askari oo ka tirsanaa Ciidanka Dowladda Somalia ayaa ku Dhaawacmay iska hor-imaad ku dhaxmaray dulleedka degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan. Saraakiil ka tirsan ciidammada dowladda ayaa WARSOM u sheegay in ciidanka iska horimaadka dhaxmaray kala shakiyeen, taasoo keentay in is rasaaseyn dhaxmarto. Ciidamada iska horimaadka uu...
Warbixin uu soo saaray Baanka Adduunka ayaa lagu xusay in dadka wadamadooda dhibaatooyinku ka jiraan ay culeys kuyihiin dalalka hodanka ah. Warbixinta ayaa sheegtay in culeys ay ku hayaan arimaha ijtimaaciga ah ee dalalka marti galiya. Warbixinta ayaa lasoo saaray shalay Khamiistii. Ilaa 65 milyan oo qof ayaa dunida iminka  ku barakacsan...
Dacwad oogeyaasha maxkamada caalamiga ah ee ICC ayaa sheegay inay diirada aad u saari doonaan dacwadaha la xiriira deegaanka ama biiada iyo dulalka sida sharci darrada ah lagu qaato. Haweeneyda ugu sareysa dacwad soo oogeyaasha ICC Fatou Bensouda  ayaa sheegtay inay aad diirada usaarayaan iminka dacwadaha ka dhanka ah burburinta...
Dawlada Kenya ayaa iska fogeysay eedo loo soo jeediyay oo sheegaya inay qasab kuceliso qaxootiga Dhadhaab hadba qaar. Eedahaa ayaa waxaa soo jeedisay shalay hayada xaquuqul insaanka ee Human Rights Watch (HRW). HRW ayaa warbixin ay shalay soo saartay eedahaa ugu soo jeedisay dawlada Kenya iyo weliba hayada qaxootiga ee...
Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh iyo Wafdi uu Hoggaaminayo, ayaa gaaray maanta Magaalada Jowhar ee Gobolka Shabeellada Dhexe, isagoo furay Shirka lagu dhisayo maamulka Gobollada Hiiraan iyo Shabeellada dhexe oo uu Jah-wareer soo food-saaray muddooyinkii dambe. Shirka dhismaha maamulka Gobolladan ayaa waxaa ka qayb-galaya mas’uuliyiin ka tirsan labada gole ee Dowladda...
Bannaan-bax weyn oo looga hor-jeedo ganacsatada Wareejiyayaa Alaabaha bedel-bedel-ka loo yaqaanno ee u dhahay Itoobiya ayaa Magaalada Garoowe ee xarunta Puntland ka dhacay maanta, kaddib markii ay Shacabku sheegeen inay aad ugu so badanayaan deegaannada Puntland. Mudaaharaadayaashaan, ayaa isugu soo Xoomay Barxadda Garoowe, iyagoo Wata Hal-ku-dhigyo ay ku diidayaan Wareejiyaasha...
Ergeyga IGAD u qaabilsan Soomaaliya, Maxamed Cabdi Afey ayaa asaga iyo safiirka Soomaaliya u fadhiya Kenya, Mudane Jamaal Maxamed Xassan waxay shir jaraaid ku wada qabteen Safaarada Soomaaliya ee Nairobi maanta galinkii hore. Shirkaa jaraaid oo ay ka soo qeyb galeen bahda warbaahinta Soomaaliyeed ee Nairobi ku sugan ee qeybaha...