Xubnaha Kor Joogtada Doorashada Dadban 2016 Oo Ay Soo Saareen Isbaheysiga Xisbiyada Iyo Hay’adda Marqaati.

0
74

Isbahaysiga Xisbiyada Siyaasadda Dalka oo gacan ka helaya hay’ad la dagaalanta musuq-maasuqa ayaa Caawa soo saareen liiska Xubnaha Kor-joogtada uga Noqonaya Doorashooyinka Dadban ee dalka ka dhacaya.

Haddaba Liiskan Kormeerayaasha oo ka kooban 18-xubnood ayaa u Qoranaa Sidan;