Xeer ilaaliyaha guud ee Soomaaliya Dr. Axmed Cali Daahir ayaa Laanta Af Soomaaliga ee Radio SBS ee Australia uga warramay Dacwadda ku Saabsan Muranka Badeedka u Dhexeeya Soomaaliya iyo Kenya ee Maanta ka billaabatay Maxkamadda Cadaalada ee Qaramada Midoobay oo Fadhigeedu Tahay Magaalada Hague ee Dalka Netherlands.
Dr. Axmed Cali...
Wararka naga soo Gaaraya Degmada Maxaas oo ka tirsan Gobolka Hiiraan, ayaa sheegaya in sheegaya in Dagaal-yahanno ka tirsan Al-shabaab Weerar Jid-gal ah ku qaadeen ciidan ka tirsan kuwa Itoobiya oo ku safrayay deegaano u dhaxeeya degmooyinka Maxaas iyo Ceelbuur.
Dagaalka oo saacado qaatay ayaa sababay in ay hakad gallaan...
Madaxtooyada Somaliland, ayaa markii ugu horeysay ka jawaabtay dhawaaqii ka soo yeeray Waddamada Beesha Caalamka ah ee doorashooyinka Somaliland gacanta weyn ka geysto oo dhawaan war-murtiyeed ay soo saareen ka dalbaday madaxweynaha inaan la kala saarin labada doorasho.
War-saxaafadeed oo uu ku saxiixan yahay Afhayeenka madaxweynaha Xuseen Deyr ayaa sheegay...
Afhayeenka aqalka madaxtooyada ee Kenya, Manoah Esipisu ayaa maalintii shalay ahayd u aqriyay qodob dastuurka Kenya kujira gobernatooraha degmada qaadku ka soo go'o ee Meru ee Kenya Mr. Peter Munya.
Mr. Peter Munya ayaa lagu eedeeyay in uu sabab u ahaa dhawaan wixii ka careysiiyay dawlada Soomaaliya ee Muqdisho ee...
Jen. Maxamed Rooble Jimcale (Goobaale) oo shalay lagu dilay Qarax Baabuur oo ay Mas’uuliyaddiisa sheegatay Al-shabaab, ayaa maanta lagu aasay Muqdisho, waxaana ka hadlay dilkiisa Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.
Madaxweynaha Somalia oo hadal kooban jeediyay tukashada salaadda Jinaasada kaddib ayaa sheegay in marxuumka uu ahaa Geesi ka wada dhintay Shacabka...
Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh ayaa sheegay in aysan Dowladda Federaalka Somalia marna ka Tanaasuli doonin Taako ka mid ah Badda Soomaaliyeed, xilli maanta ay Maxkamadda Cadaaladda ee Magaalada Hague ka bilaaban doonto dhageysiga Dacwada u dhaxeysa Kenya iyo Somalia.
Xasan Sheekh ayaa sheegay in kalsooni badan uu ku qabo inay...
-Maanta ayaa waxaa magaalada the Hague ee Holland ka furmaya dhagaysiga dacwada muranka badda ee Kenya iyo Soomaaliya.
Dacwadaa oo bilaabanaysa Isniinta maanta ah ayaa waxaa ay socon doontaa maalmaha dhowrka ah ee soo socda.
Kenya ayaa muran ka keentay xarriiqa xadka ee badda labada dal u dhexeeya ayadoo dooneysa in...
Taliyihii Guutada Saddexaad ee Millateriga Somalia, Jen. Maxamed Rooble Jimcaale (Goobaanle) iyo ilaaladiisii qaarkood ayaa goor-dhaweyd lagu dilay Qarax ismiidaamin ah oo lagula beegsaday illinka Xerada Guul-wadayaasha oo ku dhaw dhismaha Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya.
Wararka ayaa sheegaya in gaari qarax laga soo buuxiyay lala beegsaday baabuurkii uu saarnaa Jen. Goobaale,...
Kulan Balaaran oo maanta ay ku yeesheen magaalada Muqdisho Isbaheysiga Xisbiyada Siyaasadda Soomaaliya ayna shir gudoominayeen gudoonka Isbaheysiga sida gudoomiyaha Isbaheysiga Xisbiyada Cali Maxamed Nuux timajilic iyo kuxigeenkiisa 1'aad Suleymaan Yuusuf Cilmi ayaa waa lagaga hadley qodobo dhawr ah.
Dood iyo falaqeyn kadib ayaa waxaa warbaahinta la hadley gudoomiyaha isbaheysiga...
Mid ka mid ah Diyaaradaha Qaadka ka keena Kenya ayaa la sheegay inay shil ku gashay maanta Degmada Bardaale oo ka Tirsan Gobolka Bay, iyadoo wararku sheegayaan inay shilka gashay xilli ay cagaaha dhiganaysay Garoonka.
War ay baahisay Wakaaladda Wararka Somalia ee SONNA aya lagu sheegay in diyaaradda ay lasoo...


















