Dawlada dalka Ingiriiska oo shaqo abuur ka sameyneysa dalka Itoobiya si loo yareeyo qul-qulka dadka.
Dawlada Ingiriiska, Midowga Yurub iyo Baanka Aduunka ayaa shaaca ka qaaday qorshe lagu abuurayo 100 kun oo shaqo dalka Itoobiya si loo yareeyo qulqulka qaxootiga imaanaya Yurub.
Labo goobood oo waaweyn oo warshado kuyaalaan ayaa laga dhisi doonaa dalkaa kuwaasoo ku kacaya $500m (£385m). Dalka Itoobiya ayaa dawladiisa dabadeed laga...
-Dad badan ayaa laga soo badbaadshay dooni shalay kula dagtay tahriibeyaal badda Mediterraneanka.
Dadkaa ayaa isugu jiray Masaari iyo dad kale oo kasoo jeeda dalalka kale ee Afrika. Waxaa sidoo kale doonida saarnaa tahriibeyaal reer Suuriya ah.
Ilaa hada lama oga in dad Soomaali ah ay kujireen dadkii saarnaa doonidaa ama...
Wasiirada Arimada Dibada ee Kenya Aamina Maxamed ayaa sheegtay in lala xiriirshay gabdho dhawaan booliska Kenya uu ku dilay Mombasa argagixiso ka jirta xeryaha Dhadhaab.
Si kastaba ha ahaatee, saddexdaa gandhood oo da' yar ahaa ayaa dhowr iyo toban maalmood ka hor waxaa boolisku ku dilay Mombasa kadib markii sida...
Dibadbax ballaaran oo looga horjeedo sheegashada dowladda Kenya ay sheeganayso qayb ka mid ah badweynta Somalia, laguna taageerayay dadaallada Dowladda Federaalka Somalia ee ku wajahan dacwadda badda ee ka socota Maxkamadda Cadaaladda Adduunka ee Netherland ayaa ka dhacay maanta Muqdisho.
Banaanbaxa oo ay soo abaabushay maamulka Gobolka Banaadir, ayaa waxaa...
-Saddex dumar ah oo kale ayaa booliska Kenya uu maanta soo taagay maxkamad.
Saddexdaa gabdhood ayaa waxaa lala xiriirshay saddex kale oo boolisku dhawaan toogasho ku dilay kadib markii la sheegay in ay saldhig biliis weerareen ayna askar boolis ah dhaawaceen.
3da maanta lasoo qabtay ayaa waxaa ka horeeyay saddex kale...
ayaa sheegtay in carruur badan oo ku nool Soomaaliya ay la il daran yihiin macaluul iyo nafaqo darro.
Shalay ayaa waxaa QM ay sheegtay in ilaa 300 000 oo carruur Soomaaliyeed ah ay heyso macaluul ba'an.
Sidoo kale ayaa waxay QM sheegtay in ilaa kala bar dadka Soomaaliya aysan heysan raashin...
Xoogagga Al-shabaab, ayaa dhawaan la Wareegay gacan ku heynta deegaanka Moqokori oo ka tirsan degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan, kaddib markii ay halkaa isaga bexeen ciidammada Itoobiya iyo kuwa dowladda Soomaaliya.
Dadka ku sugan deegaanka Moqokori oo aan xiriir kala duwan la sameynay ayaa inoo sheegay in dagaalyahannada Al-shabaab halkaa...
Dowladda Hoose ee degmada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug, ayaa billowday qorshe lagu diiwaan-gelinayo Goobaha Ganacsi ee magaalada, iyadoo goobahaasi laga buuxinayo Waraaqo ay ku qoran tahay su’aalo.
Su’aalaha la weydiinaayo ganacsatada, isla markaana laga buuxinayo ayaa waxaa ka mid ah nooca ganacsi jumlo ama tafaariiq, xilliga la furay ganacsiga, shati...
Maanata ayaaa waxay ku beegan tahay sanad guuradii saddexaad ee weerarkii Westgate ee caasimada Nairobi.
Saddex sano ayaa haatan laga joogaa markii weerarkaa uu ka dhacay Nairobi Kenya. Waxay ahayd bishii 9aad maanta oo kale taariikh 21 sanadkii 2013 markii dabley ay weerar ku qaaday xarun laga dukaameysto oo kutaal...
Xukuumadda Ingiriiska ayaa shaacisay in sida ugu dhaqsiyaha badan ay ku kordhin doonaan Ciidamada ka jooga Soomaaliya si loo xoojiyo dagaallada ka dhanka ah Al-shabaab.
Ra’iisul Wasaaraha Britain, Theresa May ayaa hadal dhinacyo badan taabanaya waxay ka jeedisay shirkii 71-aad ee Golaha Ammaanka QM, iyadoo ka hadashay arrimo badan oo...


















