Monday, September 7, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Qarax aad u xoog badan oo aan la ogeyn khasaaraha uu geystey ayaa goor dhaw ka dhacey meel wax yar u jirta halkii ahaan jirtey Taaladii Sayidka,qaraxa kadib ayaa la maqlayaa dhawaqa gawaarida dhaawaca qaada,waxaana isla markiiba isku gadaamey goobta ciidamada Amniga. Illaa iyo hadda khasaaraha war looma hayo,waxaana lagu...
Dowladda Burundi ayaa ku goodisay in ciidankeeda Qaybta ka ah Hawl-galka Midowga Afrika ee Somalia ay kala bixayso haddii aan si toos ah loo siin mushaarkooda. Wasiirka Difaaca Burundi, Emmanuel Ntahomvukiye oo xildhibaanada baarlamanka dalka Burundi uga jawabaayay su’aalo ku saabsan Ciidanka Nabad-ilaalinta Burundi ee Somalia ku sugan ayaa...
Taliska Booliska Gobolka Banaadir, ayaa soo saaray Maanta Amarro cusub oo ku aadan ammaanka Muqdisho, iyadoo si wadajir ah ay dhawaan Ciidamada kala duwan ee Dowladda Federaalka uga billaabi doonaan Hawl-gallo la Xiriira sugida Amniga Muqdisho. Col. Bishaar Abshir Geeddi oo ah taliyaha booliiska Gobolka Banaadir, ayaa sheegay inaan la...
Ugu yaraan siddeed qof ayaa ku dhintay, in ka badan 30-qof oo kalena way ku dhaawacmeen Qarax culus oo maanta ka dhacay Dibadda Saldhig Booliis oo ku yaalla Magaalada Diyarbakir ee Koonfur-bari Dalka Turkiga, saacado kaddib markii ay booliisku ay xireen madaxda xisbiga saddexaad ee Baarlamaanka Dalka Turkiga ugu...
Wakiilka QM ee Arrimaha Somalia Danjire Michael Keating, ayaa soo dhaweeyay heshiiska lagu joojinayo Colaadda Magaalada Gaalkacyo ee ay Magaalada Abu-Dhabi ku kala Saxiixdeen; Madaxweynayaasha Puntland, C/weli Gaas iyo Galmudug, C/kariin Xuseen Guleed kala saxiixdeen. War-saxaafadeed kasoo baxay xafiiska QM ee Somalia, ayaa lagu sheegay in labada madaxweyne ay ku...
Waxaa Dar-dar xoog leh yeesha Ololaha Doorashada ee dalka Mareykanka kaas oo ku sii dhowaanaya xilligii uu xirmi lahaa. Musharraxiinta; Hillary Clinton iyo Donald Trump Waxay Gobollada natiijada Noorashada go'aanka ka gaaraya isugu soo bixiyeen taageerayaashooda. Labada musharrax waxa ay su'aalo ka keenayeen sida mid kastaa uusan dalkaasi u maamuli karin. Trump...
In ka badan 800 oo askari oo ka tirsanaa ciidamada Kenya ee KDF ayaa shaqadoodii militarinimo isaga tagay tan iyo sanadkii 2011 markii ciidamada KDF loo diray daakhilka Soomaaliya. Sidaa waxaa xaqiijiyay Agaasimaha Dacwad-oogaha KDF Kenneth Okoki Dindi. Wuxuu intaa raaciyay in asbaab kala duwan ay ciidamadaasi shaqooyinkoodii militari uga...
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sh. Maxamuud ayaa soo dhoweeyey heshiiskii dhawaan magaalada Abu Dhabi ee Waddanka Imaaraadka Carabta ay ku kala Saxiixdeen Madaxweynaha Dowlad Gobolleedka Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas iyo Madaxweynaha Galmudug Cabdikariim Xuseen Guuleed. Madaxweynaha ayaa ugu baaqay labada Madaxweyne ee maamulad Galmudug & Puntland inay sida uu yahay...
Maxamed C/raxmaan  Nadiif waa xildhibaan hore u soo marey barlamaanka soomaaliya,hadana ah Musharax ka sharaxan Jubaland,waa aqoon yahan heysta shahaado sare,waa Deeqsi aan lagu aqoon si xun wax u doon ku mashquula Mooshin laaluush lagu qaato. Musharax NADIIF waa nin nadiif ah sida magaciisa ka muuqata,Waddeni dalkiisa jecel,ka xishooda waxa...