Sadex iyo afartan xildhibaan oo illaa iyo hada kasoo baxey K/GALBEED(akhriso beelahooda)

0
584

Illaa hadda waxaa maamulka K/galbeed kasoo baxey xildhibaanada aqalka hoose oo gaaraya 43 xildhibaan waxaana Xildhibaano hore ah 32 xildhibaan halka 11ka kale ay yihiin kuwo cusub hadaba akhriso shaxda oo tilmaameysa tirada iyo beelaha ay ka kala yimaadeen xildhibaanada K/galbeed oo 69 kursi uu maamulkaasi soo dooranayo.

liis