-Dawlada Soomaaliya ayaa soo dhaweysay go'aanka dawlada Kenya ee ah in xiritaanka xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab dib loo dhigo muddo 6 bilood ah oo dheeraad ah.
Shalay ayaa dawlada Kenya ay sheegtay in bishaan Nofeembar aan la xiri karin xeryaaha. Arinkaa ayaa ahaa qorshaha; waa in la xiro bishaan 30keeda.
Waxaana...
Maxkamad kutaala magaaladda Minneapolis ayaa waxaa mudo 3 cisho ah kasocotay dacwad kadhan ah 8 wiil oo Soomaali ah iyo wiil qoomiyadda Oromada ka soo jeeda.
Dhalinyaradaan ayaa in mudo ah dacwadoodu kasocatay gobolkaan Minnesota inkastoo hore uusan u dhacin wax xukuna ah.
Maxkamadaan ayaa shalay soo idlaatay iyadoo xukuno kala...
Wararka naga soo gaarraya magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in iska horimaad kooban xallay uu ku dhaxmaray aagagga dagaalka ciidamada Puntland iyo Galmudug, xili magaalada ay ku sugan yihiin mas'uuliyiinta labada dhinac, ra'iisal wasaare Sharm'arke iyo saraakiil ka socta QM.
Ilo xog ogaal ah oo lagu kalsoonaan karo ayaa inoo sheegay...
Iyadoo maanta ay ku beegan tahay sanad-guuradii koowaad ee kasoo wareegtay geeridii Allaha u raxmadee, Wariye Axmed Xasan Cawke oo ka mid ahaa Wariyeyaasha ugu caansan Soomaalida, ayaa Waxaa Filim lagu Xusayay lagu qabtay xalay Magaalada Nairobi ee Xarunta dalka Kenya.
Filimka lagu xusayay Geeridii Wariye Cawke ayaa wxaa lagu...
Koox ayaa xalay bambo gacmeed ku weerartay guri uu deganaa askari ka tirsanaa booliska Soomaaliyeed ee caasimada Muqdisho.
Askarigii ayaa halkaa ku geeriyooday ayadoo gurigu ku yaalo xaafada Xamar Jajab. Dhowr qof oo kale oo rayid ah ayaa halkaa ku dhaawacmay.
Dableydii ayaa intaa kadib waxaa u suurta gashay inay baxsadaan.
Dhacdo...
Xalay oo shalay u ah Mareykanka ayaa waxaa Minnesota Mareykanka lagu soo gabagabeeyay dacwadii ka dhanka ahayd wiilasha Soomaaliyeed ee loo heystay inay xiriir la yeesheen Daacish.
Mid ka mid ah wiilashaa ayumbaa Oromo ah inta kalena waa Soomaali. Dacwada oo maxkamad magaalada Minnesota kutaala ay qaaday ayaa waxaa lagu...
Laanta BBC-da ayaa balaarin ku samaysay xarumaheeda ku yaala daafaha dunida ,waxaana arintan looga dan leeyahay in BBC-du ay gaarto dad ka badan malaayiin qof oo qaarkood ay ku nool-yihiin wadamo saxaafad-du aysan xor ahayn.
BBC-da ayaa soo kordhisay lix luuqadood oo kala ah Pidgin ,Yoruba,Igbo ,Axmaari ,Afaan ,Oromo iyo...
Maamulka Galmudug ayaa War-saxaafadeed kasoo saartay falkii maanta ka dhacday albaabka hore ee xarunta madaxtooyada maamulkaas xilli ay xaroonayeen Ergada ka qayb-galaysa doorashada, Falkaasoo uu ku geeriyooday hal qof.
AKHRISO: War-saxaafadeedka uu Falkaan kasoo saaray Maamulka Galmudug;
Dagaal u dhexeeya maleeshiyooyin beeleed ayaa ka qarxay maanta Degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud, iyadoo Dagaalkaan uu xoog leh uga socdo gudaha Degmada.
Wararka, ayaa intaas ku daraya in Dagaalkaan uu daba socdo ruux shacab ah oo Xalay lagu dilay gudaha degmada Caabud-waaq, waxaana malleeshiyo beeleedkan horay u dhexmaray colaado...
C/fitaax Xassan Afrax guddoomiyihii hore ee maamulka gobolka Hiiraan oo dhawaan magaalada Jowhar uga dhawaaqay in uu yahay musharax u taagan qabashada kursiga aqalka hoose ee beeshiisa, ayaa maanta laga saaray hoolka doorashada magaalada Jowhar.
Warka arrintan ku saabsan markii uu soo baxay ayaan xiriir la sameynay C/fitaax Xassan Afrax...


















