Dagaal u dhexeeya maleeshiyooyin beeleed ayaa ka qarxay maanta Degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud, iyadoo Dagaalkaan uu xoog leh uga socdo gudaha Degmada.
Wararka, ayaa intaas ku daraya in Dagaalkaan uu daba socdo ruux shacab ah oo Xalay lagu dilay gudaha degmada Caabud-waaq, waxaana malleeshiyo beeleedkan horay u dhexmaray colaado...
C/fitaax Xassan Afrax guddoomiyihii hore ee maamulka gobolka Hiiraan oo dhawaan magaalada Jowhar uga dhawaaqay in uu yahay musharax u taagan qabashada kursiga aqalka hoose ee beeshiisa, ayaa maanta laga saaray hoolka doorashada magaalada Jowhar.
Warka arrintan ku saabsan markii uu soo baxay ayaan xiriir la sameynay C/fitaax Xassan Afrax...
Wararka naga soo gaaraya magaalada Cadaado ayaa sheegaya in halkaa goor dhaw ciidammada AMISOM ku toogteen mid ka mid ah ergada doorashada, kaddib markii sidda la sheegay ay ka shakiyeen.
Toogashada ciidammada AMISOM ayaa dhacday xili halkaa ka soctay doorasho, taasoo keentay in musharixiintii goobta ku sugneyd iyo ergadii doorashada...
Soomaali badan oo qurbaha ku wareeray ayaa haatan lagu soo waramayaa inay dib ugu laabanayaan dalkoodii hooyo ee Soomaaliya.
Inkastoo wali qeybo badan oo Soomaaliya ah ay colaado ka jiraan Soomaalidaa ayaa door bidaya inay qurbaha isaga tagaan oo dalkoodii ay maciin bidaan kadib markii ay ku dhibtoodeen ama lagu...
Magaalada Jowhar waxaa ka soconaya diyaar-garoowga wajigii kowaad doorashada xubnaha aqalka hoose oo maanta lagu tartami doono sidda qorshuhu yahay 13 kursiga oo ka mid ah 37 xildhibaan ee la fillayo in ay ku matallaan maamulka Hirshabeelle baarlamaanka cusub ee federaalka.
Guddiga doorashada maamulka Hirshabeelle ayaa maalin ka hor shaaciyay...
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaallo culus iyo weeraro ismiidaamin ah oo xallay ka dhacay deegaanka Tiyeegloow ee gobolka Bakool, kuwaa oo sababay khasaare balaaran isugu jiray dhimasho iyo dhaawac.
Xoogag ka tirsan Al-shabaab ayaa lagu waramayaa in dagaal toos ah iyo weeraro ismiidaamin ah ku qaadeen saldhigyo...
Burundi oo ka mid ah dalalka Soomaaliya usoo diray ciidamada nabad ilaalinta ama AMISOM ayaa asaga qudhiisa waxaa haatan looga baqayaa in gumaad uu ka dhaco ama xasuuq sida hayadaha xaquuqul insaanka ee caalamiga ah ay ka digayaan.
Shalay Talaadadii ayaa ururada xaquuqul insaanka ee caalamiga ah ay sheegeen in...
Ururka caalamiga ah ee u dooda xaquuqul insaanka ee Amnesty International (AI) ayaa sheegay in dawlada Kenya ay ku qasbeyso qaxootiga Soomaalida ah ee kunool xeryaha Dhadhaab inay Soomaaliya aadaan.
Waxay AI sheegeysaa in saraakiisha dawlada Kenya ay ugu dardaar wariyaan qaxootiga Soomaalida ah ee kunool Dhadhaab in hadii aysan...
Guddiga Taakuleynta Abaaraha ee Gobolka Sool, ayaa deeq raashin ahayd maanta gaarsiiyay qayb ka mid ah dadka ay abaaruhu saameeyeen ee kasoo barakacay gobolada Togdheer, Sool, Cayn, Sanaag, Mudug & Nugaal kuna sugan Dulleedka Deegaanka Boocame oo ka tirsan Gobolka Sool.
Qoysaskaan, ay Abaaruhu Saameeyeen, ayaa la Gaadhsiiyay Deeqdaan oo...
Maxkamadda Magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota, ayaa Xukunno ku Ridday Saddex Dhallinyaro Soomaaliyeed ah, oo lagu kala Magacaabo; C/llaahi Yuusuf, C/risaaq Warsame iyo Zakariye C/raxmaan, kuwaasoo lagu helay dambiyo la xiriira inay doonayeen inay ku biiraan kooxda Daacish.
warsom2011@gmail.com
HADABA DAAWO MUUQAALKAN:-
https://youtu.be/JvnLSOpjNXQ


















