Gudiga Doorashada dadban ee 2016 oo meel adag ka istaagey doorshadii la sheegey in wasiir Nuux ku soo baxey.

0
502

Guddiga Doorashooyinka Dad-ban ee Heer Federaal, ayaa War-saxaafadeed ay soo saareen uga hadlay Doorashadii ka dhacday shalay Degmada Jowhar oo ah xarunta KMG ah ee maamulka Hir-shabelle, iyagoo ku tilmamaay inay tahay mid hareer marsan shuruucda doorashooyinka dalka.