Wasaarada difaaca dalka Uganda ayaa sheegtay in ciidamadooda ka sugan Soomaaliya mishaar la’aan ahaayeen afartii bilood ee la soo dhaafay.
Hadalka ka soo yeeray wasaarada difaaca Uganda aya imanaya xili maalmihii ugu danbeeyay qaar ka mid ah wadamada ay ciidamada ka joogaa Soomaaliya ay ka cabanayeen mishaar la’aan, taasoo keentay...
Wafdi ka socoda ururka Midowga Yurub iyo shan safiir oo dalalka reer Yurub ah ayaa xukuumadda usoo jeediyey inay doorashadda wakhtigeed dhacdo.
Weftigan ayaa kulan ay albaabaddu u xidhan yihiin la yeeshay madaxweynaha, waxaanay ku dirqiyeen inay doorashadda aanay dib uga dhicin wakhtigii loogu tallogalay, haseyeeshee xukuumadda ayaa sheegtay in...
Gudoomiyaha sarriflayaasha magaalada Hargeysa Cabdilaahi Cabdi Bare ayaa golaha Guurtidda uga warbixiyey labadda qodob ee ugu wacan hoos u dhaca Shiling Somaliland, waxaanu ku eedeeyey hoos u dhaca lacagtaha Mobellada ku jira iyo Khaadka oo Dollar lagu bedelo marka la iibiyo.
Guddoomiyaha sarifleyaaasha Somaliland Cabdilaahi Cabdi Bare ayaa sheegay in...
Kadib kulan maanta magaalada Muqdisho ay ku yeesheen guddoonka labada aqal ee Soomaaliya ayaa looga wada hadalay arimo la xiriira doorashada madaxweynaha oo marar badan oo hore dib u dhac ku yimid.
Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Prof Max’ed Cismaan Jawaari ayaa xafiiskiisa ku qaabilay guddoonka aqalka sare ee maalintii shalay la...
Wararka naga soo gaaraya magaalada Cadaado ee xarunta KMG u ah dowlad gobolleedka Galmudug ayaa sheegaya in wali halkaa uu ka taagan yahay ismari-waaga siyaasadeed ee ka dhashay khilaafka soo kala dhaxgalay xidhibaannada maamulka iyo madaxtooyada.
Wararkii ugu danbeeyay ee naga soo gaaraya Galmudug ayaa sheegaya in maanta maleeshiyaad hubeysan...
Hay'adda dhaqaatiirta aan Xuduuda lahayn ee MSF ayaa heshiis ay dib ugu bilaabayso Mar kale adeegyadeedii Caafimaadka la saxiixatay maanta wasaarada caafimaadka dowlad goblleedka Puntland.
Heshiiskan ay kala saxiixdeen hay’adda iyo wasaarada caafimaadka Puntland ayaa dhigaya in MSF bixinta adeegyadeeda caafimaad ka bilowdo isbitaalka guud ee gobolka Mudug.
Wasiirka wasaaradda caafimaadka...
Dhawaan ayeey Al-shabaab soo bandhigeen muuqaalka asarki ka tirsanaa ciidamada Uganda oo mudo dheer u afduubnaa oo toogasho lagu dilayo kadib markii ay ku qafaasheen weerar ay ku qaadeen saldhig ciidamada AMISOM ay ku lahaayeen gobolka Sh/hoose.
Afhayeenka Ciidamada Uganda Paddy Ankunda ayaa u sheegay wareyska Daily Monitor in ay...
Askari ka tirsanaa ilaalada Banki ku yaala magaalada Mandheera ayaa la dilay kadib markii weerar lagu qaaday xalay bankiga.
Waxaa loo maleynayaa in kooxo ka tirsan Al-shabaab weerar ku qaadeen xarunta, waxaana la sheegay in markii hore kooxaha weerarka geystay isticmaaleen Bam ay ku tuureen xarunta Bankiga.
Bankiga ayaa lagu magacabaa...
Beesha caalamka ayaa ugu baaqaday labada aqal ee baarlamaanka Soomaaliya in deg deg loo guda-gallo dhismaha guddi wadajir ah oo ka shaqeyn doona doorashada madaxweynaha Soomaaliya.
Beesha caalamka ayaa sidoo kale sheegtay in ay u taallo xildhibaanada cusub shaqo culus oo loo baahan yahay in ay u wajahaan si deg...
Inta la ogyahay ilaa 12 qof oo Soomaali ah ayaa waxaa xabsiga dhigay booliiska dalka Masar kadib hawlgal boolisku sameeyay.
Dadka la xir xiray ayaa lagu waramyaa in ay qaxooti ku ahayeen dalka Masar, madaama waayadii ugu danbeeyay halkaa ay ku sii qul qulayeen dad Africaan u badan oo uga...


















