Saturday, September 5, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Xarun bixisa la-talin caafimaadka dhimirka ku saabsan oo Soomaali maamusho ayaa laga furay Ohio Mareykanka. Dhaqaatiir Soomaali ah ayaa ka hawlgali doona xaruntan waxaana lagu caawin doonaa Soomaali badan oo dagaaladii sokeeye iyo saameyntii ka dhalatay ay wax u dhimeen caafimaadkooda maskaxda. Siddoo kale xarunta ayaa bixin doonta la talin la...
Waxaa goor dhaw gabi ahaanba la soo gabagabeeyay doorashada guddoonka aqalka sare ee Soomaaliya, kaddib markii xildhibaanno ka kooban 52 labo xubnood kala saareen 16 musharax oo u tartamayay guddoonka sare. Doorashada guddoomiye ku-xigeenka aqalka labaad oo goor dhaw la soo gabagabeeyay ayaa waxaa ku guuleystay Mowliid Xusseen Guhaad oo...
-Laba qof ayaa ku dhimatay halka lagu magcaabo Higlo-dhacda oo magaalada Widhwidh K/galbeed uga beegan, kadib dagaal dhaxmaray maleeshiyada labo beelood. Dagaalkan oo habeenimadii xalay ka dhacay degaankaasi ayaa la sheegay in uu ka dhashay muran dhinaca dhulka, gaar ahaan lahaashaha ceelal halkaasi ku yaal. Wasiirka amniga maamulka Khaatumo Keyse  Cabdi...
Toddobadda xubnood ee  Guddida doorashooyinka Somaliland ayaa kulan ka yeeshay sidii ay u qiimeyn lahaayeen wakhtiga ku haboon ee doorashaddu dhici karto. Guddidan kulanka gaar ah kaligood ku yeeshay xaruntoodda ayaa doonaya ka hor inta aanay xisbiyadda ay khuseyso iyo golaha Guurtidda kala kulmin mudadda ku haboon ay iyagu todobadoodda...
Doorasho aad u adag oo saddex wareeg leysla maray, ayaa ugu danbeyntii waxaa guddoomiye ku-xigeenka koowaad ku guuleystay Abshir Max’ed Axmed Bukhaari oo ka guuleystay Axmed Cabdi Dhuxuloow Dhagdheer. Musharax Abshir Mukhaari ayaa ku guuleystay 30 cod, halka musharixii la tartamayay Axmed Cabdi Dhuxuloow uu helay 22 cod. Goor dhaw ayaa...
Waxaa goor dhaw soo dhamaantay doorashada guddoomiyaha aqalka sare oo ay ku tartameen labo musharax, waxaana ku guuleystay guddoomiyaha aqalka sare Cabdi Xaanshi Cabdullaahi. Cabdi Xaashi C/dulllaahi ayaa hellay 43 cod, halka musharixii la tartamayay Mustafe Max’ed Qodax uu hellay 9 cod, iyadoo guud ahaan xildhibaannada codadka dhiibtay gaarayeen 52...
Odayaasha dhaqanka degmada Goldogob ayaa ku gacanseyray in dhalinyarradii dhawaan kufsi wadareedka geysatay loo wareejiiyo maxkamada gobolka Mudug ee magaalada Gaalkacyo, iyaga oo sheegay in maxkamadeynta dhalinyarrada ka dhici doonto degmada Goldogob oo ah halka ay kufsiga ka geysteen. Warar soo baxaya ayaa sheegay in khilaaf xoogan uu ka taagan...
Waxaa maanta lagu wadaa in magaalada Muqdisho, gaar ahaan Xarunta Aqalka Sare, ay ka dhacdo Doorashada Guddoonka. Xilka guddoomiyaha gollaha aqalka sare waxaa ku loolami doona xildhibaan Cabdi Xaanshi C/llaahi iyo Mustaf Max’ed Qodax. Guud ahaan musharixiinta xilka guddoonka baarlamaanka u taagan oo gaaray 16 Mushara 2 ka mid ah waxaa...
Dabkan oo ahaa mid saacado badan qaatay ayaan ilaa iyo hada la ogeyn sababaha rasmiga ah ee uu ka dhashay, hasse ahaatee waxaa uu gabi ahaanba baabi’iyay qeybo badan oo ka mid ah suuqa oo ay ku bur bureen qeybo ka mid ah hantidii ay lahaayeen ganacsatada suuqa. Kooxaha dabdamiska...
Majaajiliste Cabdi Muuriidi Dheere Ajakis ayaa dib loogu soo celiyay magaalada Muqdisho kadib markii lagu xiray magaalada Hargeysa oo sida la sheegay uu uga sii gudbi lahaa dhulka ismaamulka Soomaalida Itoobiya. Ajakis oo markii uu magaalada Muqdisho ku soo laabtay warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in maareeyahay garoonka diyaaradaha magaalada...