Hoolka Daawad ee magaalada Kismaayo oo ah halkii ay ka dhaceen doorashooyinkii xubnaha aqalka hoose ee dowlad goboleedka Jubaland u matalaya baarlamanka dalka ayaa saaka lagu qabtay doorashada kursigii ay soo celiyeen guddiga heer federaalka ee xallinta khilaafaadka.
Xubnaha tartamayay ayaa kala ah Wasiirka macdanta iyo Batroolka dowladda Soomaaliya Mudane...
Dawlada Talyaaniga ayaa 200 oo milyan oo Euro ugu deeqday Afrika si dalalka qaaradaan Afrika ay ula dagaalamaan tahriibka.
Shalay Arbacadii ayaa lacagtaa ay ku yaboohday inay durba siinayso qaarada dawlada dalkaasi Talyaaniga. Gaar ahaan dhowr dal ayaa deeqdaa loogu talo galay.
Lacagtaa ayaa waxaa la doonayaa in wax looga qabto...
Maxkamadda Caalamiga ah ee Caddaaladda (ICJ) ayaa Maanta lagu Wadaa in ay ku dhawaaqdo go’aanka ay ka gaartay diidmada hordhaca ah ee Kenya ee ku saabsan dacwadda Soomaaliya ay ku dalbeyso in la cayimo soohdinta badeed ee u dhaxeysa Soomaaliya iyo Kenya.
Sida Soomaaliya ay dooneyso, haddii ay Maxkamaddu go’aan...
Inta la og-yahay labo ruux oo shacab ahaa ku dhintay laba kale oo ka tirsan ciidamada Puntland-na dhaawac ayaa soo gaaray, kadib marki kooxo hubeysan ay weerareen xalay sagaalkii fiidnimo Bar koontarool oo ku taala dhinaca koofureed ee magaalada Boosaaso.
Dad ku sugan Boosaaso ayaa VOA-da u sheegay in ay...
Hogaamiyihii mucaadka dalka Congo Etienne Tshisekedi ayaa geeriyooday xilli uu baaritaan caafimaad u tagay magaalada Brussels ee dalka Biljimka.
Tshiseked oo ahaa 84-jir ayaa dhimashadiisa waxaa xaqiijiyey xisbigiisa UDSP. Wuxuu xisbigan siyaasadeed aas aasay sanadki 1982-kii, oo uu ku mucaaraday kaligii taliyihii hore ee dalkaasi Mobutu Sese Seko, kaasoo muddo...
Maanta oo Khamiis ah taariikhudna ku beegan tahay 02 bishan Feberaayo ayaa lagu wadaa in si rasmi ah loo daah furo khudbadaha musharixiinta xilka madaxweynaha Soomaaliya oo gaaraya 24 musharax.
Maanta ayaa waxaa baarlamaanka hortagi doona islamarkaana jeedinaya khudbado la xiriira wax qabadkooda haddii ay xilka ku guuleystaan ilaa siddeed...
https://youtu.be/eaaC2MuWylE
Gudoomiye kuxigeenkii Gud. qabanqaabada Doorashada M/weynaha ayaa is casiley kadib markii lagu eedeeyey in uu ka gudbey xadkii dhex dhexaadnimada maadaama uu musharax gaar ah sheegey in uu taageersanyahey uuna ka qeyb galey goob uu musharax kamid ah musharaxiinta uu kusoo bandhiggayey taageerayaashiisa.
Sanetor ah general ciidamada qalabka sida Fartaag...
Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa, Garowe kulan kula qaatey Wafdi u hogaaminayay ku xigeenka QM u qaabilsan arimaha soomaaliya Peter De Clracq ahna Madaxa Arimaha Bini'aadantinimada QM ee Soomaaliya.
Madaxweynaha Puntland ayaa warbaahinta oo kulankaasi banaanka ka joogtey markii uu so gabo-gaboobey u sheegay in ay ka wada...
Tan iyo intii go’aamadda xukumadda Somaliland ee ay ka soo saartay qiimo jabka ku dhacay shilling Somaliland, waxa wadanka ka bilaabmay suuqa madow oo aan hore u jirin, isla markaana keentay in sarifka lacagta gaar ahaan gacanta dambe ay hawadda isku shareertay.
Xukuumadda ayaa go’aamadda ay soo saartay waxa ka...


















