Saturday, September 5, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Wasiirka shidaalka ee Sacuudi Carabiya ayaa sheegay in uu ku kalsoon yahay in boqortooyadu ay si dhaw ula shaqayn doonto maamulka cusub ee Maraykanka, wuxuunaTrump ku amaanay taageerada uu u muujiyay isticmaalka gaaska dabiiciga ah ee dhulka laga soo saaro. Khalid al-Falih ayaa BBC-da u sheegay in aysan xaqiiqo ku...
Ra’iisul Soomaaliya ahna musharax u taagan xilka madaxweynaha Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke oo goor dhaw shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay arimo dhowr ah oo la xiriira doorashada . Cumar C/rashiid ayaa sheegay in ay jiraan faragelin dowladaha dariska ay ku hayaan doorashada Soomaaliya,waxaana uu ugu baaqay...
Ra’iisal wasaare ku-xigeenka xukuumada Soomaaliya Max’ed Cumar Carte ayaa kulan gaar ah la qaatay mas’uuliyiinta hay’adda cadaallada iyo garsoorka dowladda federaalka Soomaaliya. Kulanka ayaa waxaa ka qeyb-gallay wasiirka wasaarrada cadaallada, guddoomiyaha maxkamada sare xeer ilaaliye ku-xigeenka iyo saraakilsl ciidan oo ka tirsan hay’adda garsoorka dalka. Siddoo kale mas’uuliyiintii shirka ka qeybgashay...
Magaalada Baydhabo ayaa lagu wadaa in maanta ay ka dhacdo doorashada mid ka mid ah shantii kursi oo ay horay u laaleen gudiga xalinta khilaafaadka, gaar ahaan kursigii lagu celiyay maamulka K/galbeed. Kursigan dib loo celiyay ayaa waxaa ku soo baxay Sheikh Shaacir Sheekh Maxamed oo ku guuleeystay cod aqlabiyad...
Saraakiil ka tirsan dowladda Kenya ayaa sheegay in weerarkii Al-shabaab todobaadkii hore ay ku qaadeen saldhig ay ku lahaayeen deegaanka Kulbiyoow ka qeybqaateen dhalinyarro ajaanib ah oo qaarkood ka soo jeeda dalka Kenya. Waxaa ay sheegeen in weerarkii lagu qaaday saldhiga ciidamada dowladda Kenya ee degaanka Kulbiyow ay ka qeyb...
Saraakiil ka tirsan dowladda Kenya ayaa sheegay in weerarkii Al-shabaab todobaadkii hore ay ku qaadeen saldhig ay ku lahaayeen deegaanka Kulbiyoow ka qeybqaateen dhalinyarro ajaanib ah oo qaarkood ka soo jeeda dalka Kenya. Waxaa ay sheegeen in weerarkii lagu qaaday saldhiga ciidamada dowladda Kenya ee degaanka Kulbiyow ay ka qeyb...
Guddiga qaban-qaabada doorashada madaxweynaha Soomaaliya ayaa soo saaray jadwalka jeedinta khubadaha iyo sida ay u kala horeeyaan musharixiinta oo hortagaya xildhibaannada baarlamaanka Soomaaliya. Jadwalkan ayaa imanaya kadib markii maanta lagu guuldareystay qabashada dood loo balansanaa sida jadwalka ku qorneyd maanta oo Talaado ah oo ay taariikhda ku beegan tahay 31...
Dagaalyahannada Al-shabaab ayaa soo bandhigay sawirrada weerarkii ay kula wareegeen saldhiggii ciidamada Kenya ay ku lahaayeen deegaanka Kulbiyooow ee gobolka J/hoose. Sawirradan oo lagu baahiyay shabakado ku hadla afka Al-shabaab ayaa lagu arkayay gaadiidka dagaalka ciidamada Kenya oo ay uga carareen saldhiggaasi. Waxaa sidoo kale sawirrada lagu arkayay meydadka askar ka...
Musharaxiinta ka qayb-galaya doorashada Somalia ayaa gabi –ahaanba diiday in ay ka qayb-qaataan dood dhex-maraysay musharaxiinta oo maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho ka dib markii ay ka war-heleen in dood-dooda kaliya laga sii dayn doono TV-ga Qaranka Somalia. Inta badan musharaxiinta ayaa door-bidayay in ay soo hor-istaagaan dad-weynaha ,isla markaana...
-Boqollaal qoys oo kasoo barakacay gobollada Bay, Bakool, J/dhexe iyo qeeybo ka tirsan gobolka Gedo ayaa gaaray degmooyin ka tirsan gobolka Gedo, ayadoo dadkani ay saameeyn ba'an ku yeesheen abaaraha ka jira Soomaaliya. Qoysaskan oo u badan xoola dhaqato ku xoolo beelay abaaraha ayaa maalmihii ugu danbeeyay beegsanayay degmooyinka Baardheere...