Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C Farmaajo oo dalka dib ugu soo laabtey.

0
532

Madaxwyne Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa galabta dib ugu oo laabtey alka kadib booqasho rasmi ah oo uu ka heley madaxda dalka Sucuudiga isagoo la kulmey ninka dhaxalka bortooyada iyo Boqorka hada talada dalkaasi haya,Amiiro iyo madax kale.

Madaxweyne Farmaajo ayaa safarkii ugu horeeyey tan iyo intii loo doortey Madaxweynaha J.F.S ku tagey dalkaasi Sucuudiga isagoo ay ugu jirtey booqashadiisa in uu soo cumreysto,iyagoo madaxda labada dal kawada hadley arrimo la xiriira iskaashiga labada Dal waa Soomaaliya iyo Sucuudiga’e.

Maahan markii ugu horeysey ee M/weyne soomaaliyeed booqasho ku tago dalka sucuudiga,waxaase beryahan soo ifbaxaya sida dalalka KHaliijku u aneynayaan geeska africa madaama uu dagaal uu sucuudigu horkacayo uu ka socdo dalka Yemen.

warsom2011@gmail.com