Xog-hayaha gaashaan dhigga Maraykanka, James Mattis, ayaa sheegay in hadii Kuuriyada Woqooyi adeegsato hub Nukliyeer ah lagaga felcelin doono "go'aan adag oo meel mar ah" .
Mattis wuxu ka hadlayey Koonfur Kuuriya oo uu u tagay inuu mar labaad u xaqiijiyo taageerada Maraykanku u hayo dalkooda, ka dibna wuxu u...
Warbaahinta ayaa sheegaysa in askari Faransiis ah oo gaadh ka hayey matxafka Louvre ee Paris rasaas ku furay nin uu ka shakiyey in uu weerar damacsanaa.
Ninkaas oo ku dhawaaqayey "Allaahu Akbar" ayaa lagu soo waramayaa in uu doonayey in midi uu sitay ku dhufto askariga laakiinse uu isaga dhaawac...
Dibadax lagu taaageeray guushii hor dhaca aheyd ee Soomaaliya ay ka gaartay dacwada badda ee u dhaxeysa labada dal Soomaaliya iyo Kenya ayaa maanta ka dhacay magaalada caasimada ah ee Muqdisho.
Didbadaxan ayaa marka laga soo tago dadweynihii ka qeybgallay sidoo kale waxaa goob joog ahaa mas’uuliyiinta maamulka gobolka Banaadir...
Wararka ka imaanaya degmada Afgooye ee gobolka Sh/hoose ayaa sheegaya in dagaal u dhaxeeya ciidamada dowladda iyo Al-Shabaab uu xalay ka dhacay deegaanka Muuri.
Dagaalka ayaa dhacay kaddib markii dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab ay weerareen fariisin ciidanka dowladda ku lahaayeen deegaankaas.
Dad ku sugan degmada Afgooye ayaa warbaahinta u sheegay in...
Haween Soomaali ah ayaa ka cawday in oraah dhaawacday dareenkooda lagu yiri gudaha dal weynaha Mareykanka.
'Ku noqda wadankiinii'. Sidaa ayay ka cawdeen dumarkaasi in lagu yiri ayagoo kusugnaa Edina Smashburger. Dumarkaa oo ahaa labo ayaa aad si u xun loola tacaamulay aabyina halkaa loogu geystay.
Waxaa sidaa loo yeelay diintooda...
Xeer Ilaaliyaha guud ee Qaranka Axmed Cali Daahir ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay go’aanka ka soo baxay maxkamada caalamiga ah ee ICJ.
Xeer Ilaaliyaha ayaa sheegay in Soomaaliya ay guul u tahay go’aanka ay gaartay maxkamada ICJ isla markaana ay rajeynayaan in inta dhiman guul ay ku soo...
QM ayaa aad uga sii deyrisay xaalada abaarta ee Soomaaliya ka jirta iminka.
'Waxaa jira astaamo muujinaya in xaalada baniaadminimo ay kasii dartay gudaha Soomaaliya. Waxaa jira calaamado walaac abuuraya oo tilmaamaya in macaluuli dillaaci karto gudaha dalkaa sanadkaan'. Waxaa sidaa yiri afhayeenka QM Stephane Dujarric.
Xafiiska OCHA ee QM ayaa...
Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ahna Gudoomiyaha Guddiga Gurmadka Abaaraha ee heer Qaran ayaa maanta ka guddoomay lacag dhan $360,000 (saddex boqol iyo lixdan kun), Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari. Lacagtaas oo ah 50% lacagti laga uruuriyay Musharixiinta jagada Madaxweynenimo u tartamaysay oo horey Xildhibaanada...
Ururka KAJOOG oo ka wacyi galiya Soomaalida Mareykanka gaar ahaan dhallinyaradu inay ku biiraan kooxaha argagixisada loogu yeero ayaa diiday lacag ku dhow $500,000 oo dawlada Mareykanku ay ugu deeqday.
'Ka urur ahaan isku dayaya inuu isbaddal wanaagsan keeno, waxaanu dareemeynaa in hannaankaan uu maamulka Trump oo cabsi abuuraya uu...
https://www.facebook.com/sntvnews/videos/1331921500201972/


















