Wednesday, April 22, 2026
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa ciidamada xoogga dalka, kuwa Hirshabeelle iyo kuwa deegaanka uga mahad celiyay inay Shabaab ka xoreeyeen degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeellada dhexe. Madaxweynaha oo jeediyay khudbad bogaadin iyo dhiirri galin ah ayaa sheegay inay tahay guul ummadda Soomaaliyed usoo hoyatay in Shabaab laga kiciyo...
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud oo la kulmay Danjiraha Turkiga ee Soomaaliya Mehmet Yılmaz, Siihayaha Xilka Danjiraha Norway ee Soomaaliya, Haakon Svane, ayaa la wadaagay sida ay dowladdiisa uga go’an tahay dib u soo celinta wadahadallada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Soomaaliland. Madaxweynaha ayaa xusay doorka fududeynta iyo isu soo dhaweynta...
Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa Maanta xafiiskiisa magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Wakiilka gaarka ah ee guddiga Midowga Afrika ahna madaxa howlgalka ATMIS Souef Mohamed El-Amine. Raysal wasaare Xamse ayaa Danjire Souef kala hadlay arrimaha amniga, dadaalada dib u xureynta, xasilinta dalka iyo kaalinta ATMIS ee...
Guddida la dagaallanka musuqa ee degaanka Soomaalida ayaa maanta yeeshay kulankoodii u horreeyay, iyagoo soo saaray awaamiro cusub oo la dul dhigay dhammaan xafiisyada iyo laamaha kala duwan ee dowlad degaanka Soomaalida. Haddaba guddidan ayaa kulankoodii maanta ku sheegay in muddo saddex bilood ah la hakiyo dhaqdhaqaaqa iyo kala wareejinta...
Shir wadajir ah oo dhexmaray ururka Jaamacada Carabta iyo Qaramada Midoobay ayaa looga hadlay sidii wax looga qaban lahaa xaaladda abaaraha ka jira Soomaaliya. Shirkan ayaa inta badan ujeedadiisu ahayd sidii la iskaga kaashan lahaa dadaallada ay ururadu ugu jiraan ka hortagga khatarta abaaraha iyo macluusha ka jirta gobollo badan...
Dagaalamayaal ka tirsan kooxda Shabaab ayaa weerar jidgal ah oo khasaare geystay ku qaaday kolonyo ka tirsan ciidanka dalka Kenya oo maraayay duuleedka magaalada Gaarisa ee gobolka Waqooyi Bari dalka Kenya. Weerarka dhabagal ka ah ee ciidamada Al-shabaab la beegaadeen kolonyada gaadiidka ay ku socdaalayeen ciidanka dowladda Kenya ayaa ka...
Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka Somaliland ee UCID, ayaa sheegay in ururada siyaasada ee cusubi ay Somaliland burburinayaan. Guddoomiye Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in nidaamka furista ururada ee uu madaxweynaha Somaliland hor kacayaa uu uu Somaliland burbur u horseedi doono. "Waxad maqasheen anoo leh mashruuca uu wado Muuse Biixi waa burburka Somaliland,...
Ciidamada dowladda Fedaraalka Soomaaliya oo kaashanaya kuwa dadka deegaanka ayaa goordhaw gudaha u galay degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Mid ka mid saraakiisha hoggaamineysa howlgalada ka dhanka ah Al-shabaab oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in ciidanka iskaashanaya ay gudaha u galeen degmada Aadan Yabaal, islamarkaana ay haatan...
 Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre oo Maanta magaalada Muqdisho ka daahfuray shir looga hadlaayo xal u helida barakaca ayaa sheegay in muhiim tahay waxka qabashada colaadaha iyo isbadalka cimilada oo uu tilmaamay iney yihiin sababaha ugu horeeya ee keena barakaca. Raysal wasaare Xamse oo ka hadlaayay furitaanka...
Ciidamada Uganda ee qeybta ka ah howlgalka nabad ilaalinta midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa ka qeyb qaadanaya dagaal dhinaca cirka ah oo kooxda Shabaab looga xoreynayo gobolka gobolada dhexe ee Soomaaliya. War kooban oo kasoo baxay taliska ATMIS ayaa lagu sheegay in hawlgallada militari oo ay safka hore uga jiraan...