Monday, August 10, 2026
Guddoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa Maanta goob fagaare ah oo ku taala degmada Maxaas kula wareejiyay askar ka tirsan guutada 5-aad qeybta 27-aad lacag dhan $10.000, kadib howlgal qorsheeysan oo ay shalay kusoo dileen 2 ka mid ah dagaalayahanada Shabaab ee ku sugnaa degmada Moqokori ee...
Warar dheeraad ayaa kasoo baxaya weerar qarax Ismiidaamin ah ku bilaawday oo lagu qaaday hoteel Tawakal oo ku yaala magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose, waxaana weerarka qaraxa xigay dagaal toos ah oo dabley hubeysan  gudaha ugu galeen hoteel Tawakal. Gudaha hoteelka Tawakal ee magaalada Kismaayo ayaa waxaa ka...
Maamulka gobolka Shabeelle oo ay wehelinayaan masuuliyiinta u sarreysa Ciidanka Liyuu Booliska ayaa deeq kala duwan ku wareejiyay maamulka gobolka Hiiraan ee Soomaaliya. Deeqdan oo isugu jirtay Gaadiid, Raashinka noocyadiisa kala duwan iyo daawooyin ayaa waxaa ku maamulka gobolka Hiiraan ku wareejiyay Guddoomiyaha gobolka Shabeelle Aadan Axmed Sooyaan. Geestiisa Guddoomiyaha gobolka...
Weerar loo adeegsaday qarax ismiidaamin ah ayaa lagu qaaday hotel ku yaalla magaalada Kismaayo. Weerarka kadib dabley hubaysan oo katirsan Alshabaab ayaa billaabay inay gudaha u galaan hotelka, iyagoo adeegsanaya rasaas. Iska horimaad ayaa hadda ka socda hotelka gudihiisa. Ciidamada ammaanka ayaa isku dayaya inay ka hortaagan in Alshabaab la wareegaan...
Puntland ayaa digniin xooggan kasoo saartay Roobab mahiiggaan ah oo ku soo wajahan gobolka Nugaal, sida ay tilmaamayso saadaasha hawada. Qoraal kooban oo ka soo baxay wasaaradda gargaarka iyo maaraynta masiibooyinka, ayaa bulshada lagu wargaliyay inay feejignaadaan kana baxaan dhulka godan iyo meelaha biya qaba-tinka leh. “Waxay saadaashu sheegaysaa inay jiraan...
Ciidamada dowladda federalka iyo kuwa beesha Mudulood oo iskaashanaya ayaa gacanta ku dhigay tuulada masaajid Gaduuud, kadib dagaal xooggan oo shalay galab halkaasi ka dhacay. Alshabaab oo markii hore faarujiyay tuulada ayaa waxyar kadib kusoo qaaday weerar culus, balse ciidamada ayaa si adag isaga caabiyay oo ku guulaystay inay ka...
Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed  gaar ahaan guutada 5-aad qeybta 27-aad oo kaashanaysa ciidanka dib u xureynta deegaanka ayaa Duhurnimadii Maanta weerar qorsheeysan ka fuliyay degmada Moqokori ee gobolka Hiiraan. Sarkaal ka tirsan ciidanka dowladda Soomaaliya oo warbaahinta kula hadlay degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan ayaa sheegay in howlgalka oo ahaa...
Raysal wasaaraha Xukuumada Fedaraalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa Maanta ka qeyb galay munaasabad lagu xusayay laba ka mid ah Nabadoonadda Soomaaliyeed ee ku dhintay dagaalada ka dhanka ah Al-shabaab ee ka socda qaar ka mid ah gobolada dalka. Munaasabaddaan oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda arrimaha gudaha Soomaaliya ayaa...
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah xarigga uga jaray dhismaha dekedda Garacad ee gobolka Mudug. Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay inay dekaddan muhiimad weyn u leedahay isku xirka ganacsiga bariga Afrika. Wuxuu madaxweynuhu sheegay dowladda Soomaaliya inay diyaar u tahay fududaynta wax kaste oo kor loogu...
Dadweynaha ku nool degmada Buulaburte ee gobolka Hiiraan ayaa galinkii dambe ee Shalay bilaabay in si isxilqaan ah ay u dhistaan Buundada degmadaasi oo Al-shabaab maalmo kooban ka hor ay ku burburiyeen qarax. Buundada oo qaraxa uu ka burburiyay qeybta dhex bartanka ah ayaa shacabka degmadaasi waxay bilaabeen iney ka...