Maamulka Galmudug ayaa gacanta ku dhigay 20 kalluumaysato ah oo u dhashay dalalka Pakistan iyo Iran, kuwaas oo horey looga qafaashay xeebaha Soomaaliya dhowr sano kahor.
Sida aan kasoo xiganay masuuliyiin katirsan Galmudug, Labaatanka qof oo dhammaantood rag ah ayaa gacanta ugu jiray kooxda Al-Shabaab, kadibna waxaa la sheegay in...
Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa magaalada Kismaayo kulan kula yeeshay wasiirka gaashandhigga dowladda federaalka Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur iyo taliyaha ciidanka xoogga dalka, Gen Odowaa.
Kulankan oo ka dhacay xarunta madaxtooyada ayaa diirradda lagu saaray dardargelinta dagaalka Al-Shabaab oo la filayo in maalmaha soo socda uu ka...
Sheekh Aadan Cabdiraxmaan Warsame (Aadan Sunne), ayaa ku andacooday in hay'addo shisheeye ay Somaliland ku faafinayaan diinta Masiixiga.
Waxa uu sheegay in waxyaabihii ay xukuumada Somaliland isku qaniineen ay kamid ahayd, la dagaalanka laba hay'addood oo reer galbeed ah kuwaasi oo daganaa Hargaysa iyo agagaar keeda, isla markaana diimo baadila...
Nin kasoo jeeda qoomiyada Oromada, ayaa xalay feedh jilib ku dilay wiil 22 sanno jir ah, dilka ayaa ka dhacay afaafka hore ee Guuleed Hotel ee magaalada Hargaysa.
Warbixin lagu daabacay boga Facebook ee Booliiska Somaliland, ayaa lagu sheegay in ciidanku ay ku guulaysteen in ay gacanta ku dhigaan eedaysanaha,...
Wasiir ku xigeenka warfaafinta xukuumada Soomaaliya Cabdiraxmaan Yuusuf Caddaala ayaa sheegay ku dhawaad 30 katirsan dagaalamayaasha Alshabaab in lagu dilay dagaal saakay ka dhacay deegaanka Qaayib ee gobolka Galgaduud.
Wasiir ku xigeenka warfaafinta waxa uu sheegay in Alshabaab ay ku fashilmeen isku day ay ku doonayeen inay ku qabsadaan Qaayib,...
Inta la ogyahay 15 xubnood oo ka tirsan tirsan Al-Shabaab ayaa lagu dilay howlgal qorshaysan iyo duqayn cirka ah oo laga fuliyay deegaanka Buulo Madiino oo tirsan gobolka Shabeellaha Hoose.
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in xubnaha la laayay ee Alshabaab ay kamid ahaayeen firxadkii ka bad baaday howlgal 23-kii bishaan...
Itoobiya iyo Soomaaliya ayaa ku heshiiyey inay sare u qaadaan iskaashigooda laba geesoodka ah, sida ay sheegtay wasaaradda arrimaha dibadda ee Itoobiya.
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda, Demeke Mekonnen ayaa la kulmay dhiggiisa Soomaaliya, Saalax Axmed Jaamac raysal wasaare ku xigeenka Soomaaliya oo ka qeyb galay shir...
Sarkaal horey uga tirsanaa booliiska dalka Kenya oo lagu magacaabo Axmed Rashiid ayaa lagu soo eedeeyay eedeymo ka dhan ah xuquuqda aadanaha, isagoo wajahaya dacwad dil ah.
Hay’adda Madaxa Banaan ee Kormeerka Booliska (IPOA) ayaa sheegtay inuu sarkalkaan lug ku leeyahay dilka labo dhallinyaro Soomaali ah oo lagu kala magacaabo...
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in horjooge sare oo ka tirsan Alshabaab oo u geeriyooday dhaawac kasoo gaaray howlgal ciidanka xoogga ay bil ka hor ka fuliyeen xadka labada Shabeelle.
Maxamed Xasan Cumar oo loo yaqaanay abuu Cabdiraxnmaan oo ahaa horjoogihii Alshabaab ee gobolka Banaadir ayaa ku geeriyooday magaalada Jilib ee...
Alshabaab ayaa weerar labo jiho ah oo ku billowday qaraxyo ku qaadday deegaanka Qaayib ee gobolka Galgaduud.
Waxaa lasoo sheegay inuu dagaalkii ugu culus halkaas saakay waaberigii ka dhacay, iyadoo khasaare aad u badan uu ka dhashay.
War kasoo baxay dowladda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Alshabaab si wayn loogu jabiyay...


















