Tuesday, August 11, 2026
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal xoogan oo Xalay degmada Qoryooleey ku dhexmaray ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa ATMIS oo isku dhinac ah iyo kuwa Ururka Al-shabaab. Dagaalka ayaa yimid kadib markii xoogga hubeysan ee Al-shabaab ay weerar ku qaadeen Saldhiga ciidamada dowladda iyo  Uganda ee ka tirsan holwgalka...
Dowladda Soomaaliya ayaa soo bandhigtay maydka sarkaal sare oo katirsanaa ururka Alshabaab oo lagu magacaabo, Yuusuf Maxamed Jingaab (Wasiir). War saxaafadeed kasoo baxay wasaaradda warfaafinta ee xukuumaddda Soomaaliya, ayaa lagu sheegay, in sarkaalkan lagu dilay howlgal ka dhacay tuulada Juxaay oo hoostagta degmada Aadan Yabal. Wasaaraddu waxay sheegtay, sarkalkaan inuu kamid...
Wareegto kasoo baxday Xafiiska Wasiirka Wasaaradda Amniga maamul goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Maxamed Isaaq Cabdi ayaa amaro culus lagu duldhigay ciidamada dowladda iyo dadka heysta hubka sharciyeysan iyo midka aan sharciyeysneen inaan magaalada Baydhabo lagu dhex wadan karin wax hub ah. Wareegtada Wasiirka Amniga Koonfur Galbeed ayaa lagu amray dhamaan...
Dowladda Soomaaliya ayaa maanta gobolka Shabeelladda dhexe kusoo bandhigtay Saciid Xuseen Raage oo lagu sheegay inuu ahaa nabadoonadii la shaqeyn jiray Al-Shabaab. Dowladda Soomaaliya waxay sheegtay nabadoonkaan inuu ka howlgalli jiray aagga deegaanka Masaajid Cali-Gaduud illaa deegaanka Guulane, Islamarkaana uu Alshabaab u qaabilsanaa ururinta Sakawaadka. Nabadoonkan wuxuu maanta isku soo dhiibay...
Guddoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa goob fagaare ah kaga dhawaaqay balan qaad abaalmarin lacageed iyo cafis ku helayaan dagaalyahanada kooxda Al-shabaab ee ku sugan meelaha ay gacanta ku hayaan kooxda Shabaab. Guddoomiye Jeyte ayaa dagaalyanahada Shabaab u balan qaaday aduun lacageed oo u dhaxeeya 10 kun ilaa...
Kooxo ku hubeysnaa Bastoolado ayaa Xalay ku dilay Xaafada Xaawa taako ee degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha Hoose guddoomiyahii Dhalinyarada degmada, islamarkaana ahaa guddoomiye Waaxeedka Xaafada Xaawa taako Maxamed Xaaji Xasan. Dilka guddoomiyaha ayaa la sheegay iney geysteen sadax nin oo dhalinyaro ah, kuwaas oo marxuumka ku dilay Xaafada Xaawa...
Weriyaha Afrika ee Idaacadda Norwey ee Afrika oo wareysi la yeeshay Maxamed Xaaji Ingiriis, oo ah cilmi-baare ka tirsan Waaxda Taariikhda Caalamiga ah ee London School of Economics and Political Science (LSE), oo cilmi-baaris ballaaran u sameeyay Al-shabaab. sanadihii la soo dhaafey. Vegard Tjørhom: Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre...
Dowladda Soomaaliya ayaa ka codsatay beesha caalamka in la joogteeyo dhaqaalaha lagu bixinayo gurmadka abaaraha iyadoo 8.3 milyan oo qof la filayo in ay soo wajahdo xaalad cunto yaraan bartamaha sanadka 2023-ka. Cabdiraxmaan Cabdishakuur Ergeyga Madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan Gurmadka Abaaraha ayaa sheegay in in ka badan 7 milyan oo...
Mudanayaal ka tirsan Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya oo deegaan doorashadoodu tahay maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa walaac xoogan ka muujiyay mudo kordhinta loo sameynayo madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen. Golaha Wakiilada Koonfur Galbeed ayaa horay mudo kordhin hal sano ah u sameeyay madaxweynaha maamulkaas Cabdicasiis Laftagareen, hayeeshee waxaa arintaasi...
Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa Maanta xukuno kala duwan ku riday sideed ruux oo midi haweeney tahay, kuwaas oo loo haysto waxa loogu yeero argagixisanimo. Kooxdaan Maanta ay Maxakama xukunada kala duwan ku riday ayaa la sheegay iney kawada shaqeeyeen dilal qorshaysan iyo dhacdooyin kale oo arbushaad ah, kuwaas oo...