Madaxweynaha dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland, Mudane Saciid Cabdullahi Maxamed (Deni) ayaa maanta soo saaray go’aan culus oo la xiriira doorashooyinka qof iyo cod ee goleyaasha deegaanka ee maamulkaasi.
saciid Deni oo wareegto soo saaray ayaa asteeyay xilliga ay dhaceyso doorashada goleyaasha deegaanka ee Puntland, taas oo laga dhigay maalin...
Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada ayaa soo saartay amar culus oo ku socda shirkadaha Isgaarsiinta dalka, kadib kulan ay isugu yimaadeen madaxda Wasaaradda, kaas oo uu guddoomiyay wasiir Jaamac Xasan Khaliif.
Shirkan oo ahaa mid muhiim ah ayaa waxaa sidoo kale goobjoog ahaa Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Xuseen Axmed Culusow iyo...
DAAWO : M/weyne Xasan Sheekh oo La Kulmey Xildhibaanada B/xawaadle iyo Taliye Xijaar kusoo Noqoshadiisa Muqdisho.
https://youtu.be/gr3Kt7aWfws
Xisbiga Kulmiye ee uu hoggaamiyo madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi ayaa billaabay in uu xisbiga banaanka ka dhigo siyaasiyiinta ka tirsanaa ee ka horyimaada rabitaanka hoggaaminta Muuse Biixi.
Hoggaanka Xisbiga ayaa maanta oo u dambeysay xisbiga ka caydhiyay siyaasi Axmed Muumin Seed oo ahaa xubin sare oo ka tirsan guddiga fulinta,...
Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid C/llaahi Deni ayaa iska diiday ka qeyb galka shir ay magaalada Baydhabo ku yeelanayaan 15-ka bishan madaxda dowladda iyo kuwa maamul goboleedyada.
Sida xogaha tilmaamayaan, Deni ayaa dhegaha ka fureyatay fariimo dhexdhexaadin ah oo kayimi dhanka wakiilada caalamiga ah, si uu shirkaasi u xaadiro oo uu...
Ciidamadan oo aan ka tirsanayn kuwa ATMIS ee Midowga Afrika, ayaa si rasmi ah u joogaya Soomaaliya si ay uga qeyb qaataan wajiga labaad ee dagaalka ka dhan ah kooxda Alshabaab.
Arbacadii ayay ciidamadan kasoo tallaabeen xadka Soomaaliya, maalmo kadib markii ay soo baxeen warar sheegaya in ciidamo ka socda...
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Buurdhuubo ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in halkaasi uu ka dhacay qarax lala beegsaday Guddoomiye kuxigeenka labaad ee degmadaas, waxaana ka dhashay khasaaro kala duwan.
Qaraxa oo ahaa miino ayaa waxaa la sheegay in meel kamid ah gurigiisa loogu xiray Gudoomiye Ku-xigeenka 2aad ee degmada...
Xoghayaha arrimaha dibedda ee Maraykanka Antony Blinken ayaa u safri doona dalka Itoobiya toddobaadka soo socda, sida ay sheegtay waaxda arrimaha dibadda Jimcihii, iyadoo walaac laga qabo dhaqan-gelinta heshiiskii nabadeed ee ka dhashay colaadda gobolka Tigray oo ay ku dhinteen tobannaan kun oo qof, boqollaal kun oo kalena ay...
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal u dhexeeyay ciidamada ammaanka iyo rag hubeysan oo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya, gaar ahaan degmada Heliwaa ee gobolka Banaadir.
Dagaalkan ayaa yimid, kadib markii xubno ka tirsan Al-Shabaab ay weerar gaadmo ah ku qaadeen fariisin ciidamada Booliska ay ku...
Waxa magaalada Nairobi Nairobi ee dalka Kenya, Shir muhiim ah uga furmay Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Hey’adda Lacagta Adduunka ee IMF iyo Bangiga Adduunka. Shirkaan oo ay hormuud ka tahay Wasaarradda Maaliyadda Soomaaliya ayaa lagu gorfeyn doonaa arrimaha muhiim ah u ah sharuudaha barnaamijka Deyn Cafinta Soomaaliya, horumarinta hannaanka...